Astaanta Qaranka ee Soomaaliya

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Astaanta Qaranka Soomaaliya)
Astaanta qaranka Soomaaliya
Habka
Isticmaala Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya
La ansixiyey 10 Oktoober 1956
Dahaadhka xidaayad dahabi ah
Naqshada Gaashaan
Laba Shabeel
Dhinacyada Laba waran

Astaanta Qaranka Soomaaliya waxay ka kooban tahay: Gaashaan buluug furan oo leh xidaayad dahabi ah, dhexdana ku leh xiddig shan geesley ah oo dheeh qalan ah leh. Gaashaan dushiisa waxaa ku yaal rukumo carbeed oo xardhan, lehna shan madax oo dahabiya oo ay labada geesaha ku yaalla ay kala qaaran yihiin, hareerahana waxaa ka haya laba shabeel oo dabiici ah oo isku began kuna kala taagan laba waran oo isku waydaarsan caarada hoose ee reste, ayna weheliyaan laba caleen cawbaar dabiici ah, diilin caddina ku qoofalan tahay.

Taariikh Kooban

Astaanta Ciidanka ee wadanka Soomaaliya waxaa la sameeyay Oktober 10, 1956. Waxay ka kooban tahay labo harimacad iyo gaashaan dhexda ku leh xidig cadaan ah; taasi oo dabcan laga soo xigtay Calanka Soomaaliya.

Noocyadii Kala Duwaanaa ee La Soo Isticmaalay

Xigasho

Tixraac