Saldanadii Hobyo
Sultanate of Hobyo Suldanadda Hobyo 𐒈𐒚𐒐𐒆𐒖𐒒𐒖𐒆𐒆𐒖 𐒔𐒙𐒁𐒕𐒙 سلطنة هوبيو | |||||||||
---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
1878–1926 | |||||||||
Status | Boqortoyada majertenia oo la asasay 1800
Xarunta ama. Magalada looga ariminjiray boqortoyada majertenia Ee magalada caluula Khasatan khasatan dhulkan layiraahdo mejeertenia ama punt land boqorka oo la oranjiray Abdiraxmaan aawe [ammanle] Taas oo mudo badan Ka ariminaysay Deganada punt land oo dhan iyo somaliyada cumaan iyo Yeman Amaanle Waxa saldanadii Kala waregay Boqor cusman maxamuud oo Ila hada hya 1926 -2021 Majertenia wa boqortoyada ugu dada dheer | ||||||||
Xarunta | Hobyo | ||||||||
Luuqada | Af-Soomaali · Af Carabi | ||||||||
Diinta | Islam | ||||||||
Dowladda | Boqortooyo | ||||||||
Suldaan | Hogaamiye | ||||||||
• 1890–1900 | Yusuf Cali Kenadid | ||||||||
• horaantii 1900s–1925 | Cali Yusuf Kenadid | ||||||||
• 1912-1925 | Cismaan Yuusuf Keenadiid | ||||||||
Taariikh | |||||||||
• Aasaasay | 1878 | ||||||||
• Burburtey | 1926 | ||||||||
| |||||||||
Maanta qeyb ka ah | Wanlaweyn waa magaalo qadiimi ah oo taariikh dheer leh. Waa degmo ay wada degaan Soomaalida oo dhan, hase yeeshee asal ahaan degmada waxaa degan Shanta Caalimood, oo u kala baxaan shan beelood:
1. Hubeer 2. Barbaare 3. Jambaluul 4. Erdho 5. Hiifmuge Beelahaas waxay degaan magaalada iyo tuulooyinka ku xeeran degmada. Guddoomiyaha degmada wuxuu ka tirsan yahay beesha Erdho, oo ah beesha ugu badan ee dega magaalada gudaheed. Degmada Wanlaweyn waxay hoos timaadaa 597 tuulo, waxaana ay caan ku tahay ganacsiga xoolaha iyo dhaqashadeeda. Dadku waa dad ku fiican dhaqashada xoolaha iyo beeraha, waxayna dhaqdaan geela, lo'da, iyo ariga. Wanlaweyn waxay sidoo kale caan ku tahay wax soo saarka beeraha, iyadoo degmo barwaaqo ah oo nabadeed ah. Sidoo kale, dadka deegaanka waa xoolo-dhaqato, waxaana ay si weyn ugu mashquulsan yihiin wax soo saarka beerahooda. Degmada Wanlaweyn waa mid ka mid ah degmooyinka ugu horeeya ee hoos yimaada gobolka Shabeelaha Hoose. Wanlaweyn waxaa ku yaal saldhigga milatari ee Belidoogle, oo ay ku sugan yihiin ciidanka gaarka u tababaran ee Soomaaliya iyo tababarayaal Mareykan ah. Wanlaweyn sidoo kale waa magaalo Soomaali u ilbaxsan, oo ka tirsan maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya. |
Saldanadda Hobyo (Af Soomaali : Sultanate of Hobyo, Af Carabi : ar), sidoo kale loo yaqaanay Saldanadii Obbiya,[1] waxay ahayd boqortooyo Soomaali qarnigii 19aad ka jirtey deegaanada waqooyibari ilaa badhtamaha wadanka Soomaaliya, taasi oo markii dambe awoodeedu gaadhay ilaa bariga wadanka Itoobiya. Boqortooyadan waxaa aasaasey 1870kii nin la odhan jirey Yusuf Ali Kenadid, kaasi oo ilma-adeer ahaayeen boqorkii wakhtigaasi xukumayay Saldanadii Majeerteenka, Cusmaan Maxamuud.[2]
Hoogaamiye

- Yusuf Kenadid
- Cali Kenadid
- Cismaan Kenadid
Sidoo kale fiiri
Xigasho
Tixraac
- ↑ New International Encyclopedia, Volume 21, (Dodd, Mead: 1916), p.283.
- ↑ Lea, David; Rowe, Annamarie (2001). Europa Publications. p. 378. ISBN 1857431162 https://books.google.com/books?id=ROR1xreEJTsC&printsec=frontcover&dq=A+Political+Chronology+of+Africa&hl=en&sa=X&ved=0ahUKEwi2kPCzgt3NAhVN3GMKHaSTAv8Q6AEIHjAA#v=onepage&q=hobyo&f=false. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)