Jump to content

Boqortooyada Majeerteen

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Saldanadii Majeerteen)
Boqortooyada Majeerteen
𐒈𐒚𐒐𐒆𐒖𐒒𐒖𐒆𐒆𐒖 𐒑𐒖𐒃𐒜𐒇𐒂𐒜𐒒

سلطنة مجرتين
Migiurtinia
c. 1600–1924
Flag of Migiurtinia
Flag
Coat of arms of Migiurtinia
Coat of arms
Saldanadii Majeerteenka ee qarnigii 19aad.
amaanle waa boqrtooy gumaysatay beelaha magaca daarood huwan iyo majeerteen intood badan nidaamka =lagahayo waxaa kamid ah xugunka adaamah iyo bahdika qabiilad ay xugmi jireen

dadku waxay ku xugumi jireen saddex nidaam oo kala ah
        
 sareeye
 silic suge
 hooseeyee
 sharciga sareeye 
 sareeya waa qofka amaaanlah ah qabiilada kale waa ka sareey oo ah amarka amaanle qofka diid waa dil iyo 100 geel inay reerkii wax laga dilay inay bixiyaan 
 
 sharciga silic suge 
 silic sug waxaa lagu xugumijiaray beelaha harti tusaal qofka hartiga ah markuu khalad kalo wxaa lagu samayn nidaam bahdil ah oo ah  inay geel raacaa iyo ariga racaan iyo inay boqorka lugaha u tuutujiyaan  waxaan qabiilsana  tuutujinta beesha dhulbante iyo beeshe warsangali oo qaabilsaneet dhuxsha jigada suuliyaasha inay qodoon 
sharcig hooseeye
sharciga hooseeye kan saddexaad wxaa xugumi jiaray shaqaalah boqorka oo ah beesha saleebaan maxameD oo ay ehel ahaayn

StatusBoqortoyada majertenia oo la asasay 1800

Xarunta ama. Magalada looga ariminjiray boqortoyada majertenia Ee magalada caluula Khasatan khasatan dhulkan layiraahdo mejeertenia ama punt land boqorka oo la oranjiray Abdiraxmaan aawe [ammanle] Taas oo mudo badan Ka ariminaysay Deganada punt land oo dhan iyo somaliyada cumaan iyo Yeman Amaanle Waxa saldanadii Kala waregay Boqor cusman maxamuud oo Ila hada hya 1926 -2021

Majertenia wa boqortoyada ugu dada dheer
XaruntaCaluula
Baargaal (seasonal)
LuuqadaAf-Soomaali · Af-Carabi
Diinta
Islaam
DowladdaBoqortooyo
BoqorHogaamiye
 qarnigii 19aad–1926
Cusmaan Maxamuud
Taariikh 
 Aasaasay
c. 1600
 Campaign of the Sultanates
October–November 1924
Currencyrupia, tallero
Succeeded by
Saldanadii Hobyo
Dhulka Talyaaniga ee Soomaaliya
Maanta qeyb ka ah Soomaaliya

Boqortooyada Majeerteen (Af Carabi: سلطنة مجرتين, Af-Taliyaani : Sultanato della Migiurtinia, Af Ingiriis : Majeerteen Sultanate), sidoo kale loo yaqaanay Majeerteeniya iyo Migiurtinia, waxay ahayd boqortooyo Soomaaliyeed taasi oo u talin jirtey deegaano badan oo ka mid ah waqooyibari iyo koonfurbari wadanka maanta loo yaqaano Soomaaliya. Boqortooyadan waxay ka mid ahayd kuwa ugu awooda badan badhtamaha Soomaaliya, waxaana hormuud u ahaa Boqor Ammaanle.[1]

Boqortooyada Majeerteen waxaa la aasaasay dhamaadkii qarnigii 16aad, deegaanada waqooyiga Soomaaliya. Waxaa rukunada u dhigay saldanadani dad badan oo deegaanka ku dhaqan, waxaase lafdhabar u ahaa beesha Majeerten oo qeyb ka ah beelweyta Daarood.

Boqotooyadii Majeerteenka

Sidoo kale fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  1. Fergusson, James (2013-05-01). The World's Most Dangerous Place: Inside the Outlaw State of Somalia (in Ingiriisi). Da Capo Press. ISBN 0306821583.