Saldanadii Majeerteen
Suldanadda Majeerteen 𐒈𐒚𐒐𐒆𐒖𐒒𐒖𐒆𐒆𐒖 𐒑𐒖𐒃𐒜𐒇𐒂𐒜𐒒 سلطنة مجرتين Migiurtinia | |||||||||
---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
c. 1800–1924 | |||||||||
![]() Saldanadii Majeerteenka ee qarnigii 19aad. | |||||||||
Status |
Boqortoyada majertenia oo la asasay 1800 Xarunta ama. Magalada looga ariminjiray boqortoyada majertenia Ee magalada caluula Khasatan khasatan dhulkan layiraahdo mejeertenia ama punt land boqorka oo la oranjiray Abdiraxmaan aawe [ammanle] Taas oo mudo badan Ka ariminaysay Deganada punt land oo dhan iyo somaliyada cumaan iyo Yeman Amaanle Waxa saldanadii Kala waregay Boqor cusman maxamuud oo Ila hada hya 1926 -2021 Majertenia wa boqortoyada ugu dada dheer | ||||||||
Xarunta |
Caluula Baargaal (seasonal) | ||||||||
Luuqada | Af-Soomaali · Af-Carabi | ||||||||
Diinta | Islaam | ||||||||
Dowladda | Boqortooyo | ||||||||
Boqor | Hogaamiye | ||||||||
• qarnigii 19aad–1926 | Cusmaan Maxamuud | ||||||||
Taariikh | |||||||||
• Aasaasay | c. 1800 | ||||||||
• Campaign of the Sultanates | October–November 1924 | ||||||||
Currency | rupia, tallero | ||||||||
| |||||||||
Maanta qeyb ka ah |
![]() |
Suldanadda Majeerteen (Af Carabi : ar, Af-Taliyaani : Sultanato della Migiurtinia, Af Ingiriis : Majeerteen Sultanate), sidoo kale loo yaqaanay Majeerteeniya iyo Migiurtinia, waxay ahayd boqortooyo Soomaaliyeed taasi oo u talin jirtey deegaano badan oo ka mid ah waqooyibari iyo koonfurbari wadanka maanta loo yaqaano Soomaaliya. Saladanadani waxay ka mid ahayd kuwa ugu awooda badan badhtamaha Soomaaliya, waxaana hormuud u ahaa Boqor Cusmaan Maxamuud.[1]
Taariikh[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Saldanada Majeerteen waxaa la aasaasay dhamaadkii qarnigii 17aad, deegaanada waqooyiga Soomaaliya. Waxaa rukunada u dhigay saldanadani dad badan oo deegaanka ku dhaqan, waxaase lafdhabar u ahaa beesha Majeerten oo qeyb ka ah beelweyta Daarood.

Qeyb ka mid ah silsilada |
---|
Taariikhda Soomaaliya |
![]() |
|
|
![]() |
Muuqaalo[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Sidoo kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]
- ↑ Fergusson, James (2013-05-01). Da Capo Press. ISBN 0306821583 https://books.google.nl/books?id=fV5C-R1Jr_wC&pg=PT80&dq=The+Majeerteen+Sultanate+(Migiurtinia)+was+founded&hl=nl&sa=X&ved=0ahUKEwjDusKbgsrOAhWMCcAKHVBwD0cQ6AEIHDAA#v=onepage&q=The%2520Majeerteen%2520Sultanate%2520(Migiurtinia)%2520was%2520founded&f=false. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)