Maamulgoboleedka Soomaaliya

Ka Wikipedia
Qodobadaan waa kuwa ka mid ah Tixda:
Siyaasadda iyo Xukunka
Soomaaliya

Sida sharciga ah wadanka Soomaaliya wuxuu u qeybsamaa 18 gobol[1] Shan ka mid waxay ku taala Somaliland inta kale waxay uu kala baxa dhowr maamulgoboleed sida gobolada waqooyi-bari iyo badhtamaha ay gacanta ku hayso Puntland.[2] Intaasi waxaa dheer, tiro kale oo maamulgoboleedyo ah ayaa ka jira koonfurta iyo waqooyiga wadanka. Waxaa ka mid ah: Galmudug, Jubaland iyo tiro kale oo cusub.[3]

Si kastaba ha ahaatee, dhamaan maamulgoboleedyada waxaa laga rabaa ineey qeyb ka noqdaan Dawladda federaalka Soomaaliya, taasi oo wakhti xaadirkan u xilsaartey Baarlamaanka Federaalka inuu sameeyo isla markaana soo xaqiijiyo xuduudaha saxda ah ee maamulgoboleedyada ka jira wadanka Soomaaliya.[4][5]

Maamul Goboleedyada

Calanka Astaanta Dawlad
Goboleed
Fure boosto ISO Xarunta
Maamulka
Magaalo
Weyn
Xubin
Federaal
Tirada
Dadka
Bedka: guud (km2) Aqalka Hoose: Aqalka Sare:
Puntland SO-PL Garoowe Boosaaso November 30, 2016 1,086,500 132,735 38 11
SSC-Khatumo state SO-SK Badhan Las Anod n/a 900,500 55,178 43 9
Galmudug SO-GM Dhuusamareeb Cadaado November 30, 2016 1,008,500 82,592 40 8
Hirshabeelle SO-HS Jowhar Beledweyne November 30, 2016 1,401,000 54,173 41 8
Banaadir SO-BN Muqdisho Xamar Ka mid maaha dawladaha federaalka 1,905,000 370 0 0
Koonfur Galbeed Soomaaliya SO-KG Baydhabo Marka November 30, 2016 2,870,000 87,403 52 8
Jubaland SO-JL Kismaayo Beledxaawo November 30, 2016 1,606,777 113,101 47 8
Wadarta 700713070777000000013,070,777 7005637799000000000637,799 7002275000000000000275 700154000000000000054

Xigasho

  1. which in turn are subdivided into districts *name=2009factbook
  2. "Nuqul Archive". Raxanreeb. 8 November 2014. Waxaa laga kaydiyay the original 9 Bisha Kow iyo Tobnaad 2014. Soo qaatay 9 November 2014.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)
  3. "Nuqul Archive". Central Intelligence Agency. 2009-05-14. Waxaa laga kaydiyay the original 2016-07-01. Soo qaatay 2009-05-31.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  4. (PDF). Federal Government of Somalia https://web.archive.org/web/20130124010543/http://www.somaliweyn.com/pages/news/Aug_12/Somalia_Constitution_English_FOR_WEB.pdf. Archived from the original on January 24, 2013. Soo qaatay 2 August 2012.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  5. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 14 August 2013. Soo qaatay 2 August 2012.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)

Tixraac iyo Linkiyo


Maamul Goboleedyada Soomaaliya Calanka Soomaaliya
 Puntland ·  ·  Galmudug ·  Hirshabeelle ·  Koonfur Galbeed Soomaaliya ·  Jubaland
Maqaam gaar ah  Banaadir waa caasimadda Soomaaliya