Luuqadaha Soomaaliya

Ka Wikipedia
Luuqadaha Soomaaliya
khariidadda deegaanada Af Soomaaliga lagaga hadlo.
Luuqada rasmigaSoomaali,
Luuqada muhaajirkaOromo, Mushunguli
Far dhagoolFar Soomaali
Keybordhka
QWERTY
Farta Cusmaaniyada ee horaantii lagu isticmaali jirey qoritaanka luuqada Soomaaliga

Luuqada saxda ah ee wadanka Soomaaliya waa Af Soomaali, sida dowliga ah waxaa soo raaca oo kaalinta labaad ku jira Af Carabi. Intaasi waxaa dheer in wadanka Soomaaliya gudaheeda ay ka jiraan dhowr lahjadood oo dhamaantood hoos taga afka baaxadda weyn ee soomaaliga

Tixraac