Xiriirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Xiriirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya)
Qodobadaan waa kuwa ka mid ah Tixda:
Siyaasadda iyo Xukunka
Soomaaliya

Xiriirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya waa mid ku jira gacanta Madaxweynaha kaa soo ah hogaanka qaranka, Ra'iisul wasaaraha kaa soo ah Hogaanka xukuumadda, iyo wasiirka arimaha dibadda ee Dawladda federaalka Soomaaliya.

Taariikh kooban

Soomaaliya Kadib xornimadii 1960s waxay xiriir la lahayd dalal farabadan (..40-60+..) oo ay ka heli jirtay caawinaad waxaana ugu muhiim sanaa Talyaaniga, Midowga Sofiyet, dalalka ku bahoobay Jaamacada Carabta, Maraykanka, Jarmalka iyo Shiinaha, iyo Midowga Yurub.:•

Wasaarada Arimaha Dibeda

Wasaarada Arimaha Dibada Soomaaliya waa wasaarad ka tirsan Dawlada Soomaaliya taasi oo maamusha arimaha xidhiidhka dibada ee Soomaaliya. Wasaaradani waxay hoostegtaa Wasiirka Arimaha Dibeda Soomaaliya, xilkaasi hada waxaa haya Cabdisalaam Cumar.

Sida caadiga ah, Wasaarada Arimaha Dibedu waxay u qaabilsan tahay xidhiidhka arimaha dibeda, siyaasada dibeda, go'aanada dowladaha kale iyo metelida dowlada Dowlada Federaalka Soomaaliya. Sidoo kale, wakaaladani waxay uga qeybgashaa dowlada wadanka dhamaan shirarka Qaramada Midoobay, Ururada Siyaasi, iyo dhamaan xidhiidhka caalami.


Sidoo kale fiiri

Xigasho