Ra'iisul wasaare

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Ra'iisul Wasaare (Af-Ingiriis: Prime Minister; Af-Carabi: رئيس الوزراء) waa madaxa xukuumadeed ee wadan, dowlad ama dal. Sida caadiga ah, ra'iisul wasaaruhu waxa uu madax u yahay wasiirada oo dhan. Waxaa mararka qaar lagu magacaaba waasiirka kowaad ee dowlad leedahay. Si kastaba ha ahaatee, ra'iisul wasaaruhu waxaa inta ugu badan soo magacaaba Madaxweynaha ama Boqorka wadankaasi. Sidoo kale wadamo badan oo caalamka ah "ra'iisul wasaaraha" waxaa si toos ah u doorta shacabka iyo bulshada wadankaasi.

Asalka Ereyga[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Ereyga "ra'iisul wasaare" ma ahan Af Soomaali, laakiin waa kelmad aan ka soo amaahanay luuqada Af Carabiga. Ereyga "رئيس الوزراء" micnaheedu waa madaxa wasiirada ama "hogaanka wasiirada".

La Xidhiidha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: