Siyaasad
Appearance
Qeyb ka mid ah Silsiladda Taliska iyo maamulka dawladda |
Maamulka |
---|
Fullinta |
Dawlad |
|
|
|
Nidaam dawladeed |
|
Noocyo kale |
Portalka Siyaasadda |
Siyaasad (Af Ingiriis : Politic; Af Carabi : ar) wwaa habka iyo nidaamka khiyaanada leh ee maamulka dowlad, urur iyo wixii la mid ah. Sida caadiga ah, siyaasadu waa nidaamka lagu maamulo wadan ayadoo la isticmaalo xirfad, balanqaad, dhoolatus iyo ficilo kale oo badan si dadka maamulka haya ugu guuleystaan taageerada shacabka wadankaasi.
Si kastaba ha ahaatee, siyaasada waxaa inta ugu badan gacanta kula jira madaxda dowlada, sida: Madaxweynaha, Boqorka, Madaxweyne ku xigeenka, Ra'iisal Wasaareha iyo dhamaan xubanaha kale ee dowlada.
Asalka Ereyga
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Ereyga "siyaasad" ma ahan Af Soomaali, laakiin waa kelmad aan ka soo amaahanay luuqada Af Carabiga. Ereyga "سياسة" micnaheedu waa khiyaanayn, sirid iyo afmiishaarnimo lagu dhamaysto howl.
La Xidhiidha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |