Jump to content

Xiriirka Ingiriiska-Soomaaliya

Ka Wikipedia
Xiriirka Soomaaliya–Ingriiska
Map indicating locations of Somalia and United Kingdom

Somalia

Ingiriiska

Xidhiidhka Soomaaliya iyo Ingiriisku waa xidhiidhka xiriir diblomaasi ee udhexeeya Soomaaliya iyo Boqortooyada Biritayn. Xoghayaha Arrimahja Dibedda ee Biritan William Hague ayaa furay 22 sano kadib safaaraddii ay ku lahaan jirtay Soomaaliya 25 abriil, 2013.


























































Sidoo kale fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]