Golaha Wasiirada Soomaaliya
Appearance
| Qodobadaan waa kuwa ka mid ah Tixda: Siyaasadda iyo Xukunka Soomaaliya |
Golaga Xukuumadda Waa golaha wasiirada ee Dawladda federaalka Soomaaliya. Waxayna ka koobantahay wasiiro uu soo xulay Ra'iisul wasaaradaha somalia
Xubnaha golaha wasiirada
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Waxaa la magacaabay November 4, 2012, Golaha wasiirada ee Dawladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waana sidaan
| Xilka wasiirka | Xafiiska jooga |
|---|---|
| Wasiirka arimaha dibadda + RW kuxigeen | Fowsiyo Yussuf Haji Aadan |
| Wasiirka Gaashaan-dhigga | Abdihakim Mohamoud Haji-Faqi |
| Wasiiska Cadaaladda | Abdullahi Abyan Nuur |
| Wasiirka Warfaafinta | Abdullahi Alimoge Hirsi |
| Wasiirka Dib u-dhiska | Muhayadin Mohamed |
| Wasiirka Macdinta & Biyaha | Abdirisak Omar Mohamed |
| Wasiirka arimaha bulshada & Horumarinta | Maryam Kassim |
| Wasiirka warshadaha & Ganacsiga | Mohamud Ahmed Hassan |
| Wasiirka Maaliyadda & Qorshaynta | Mohamud Hassan Suleiman |
| Wasiirka arimaha Gudaha & Amaanka | Abdikarim Husein Guled |
Xigasho
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Oceanmedia.so