Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha Soomaaliya

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha Soomaaliya
Ministry of Commerce and Industry
Coat of arms of Somalia.svg
Warbixin Wasaarada
La-sameeyay 1960 (60 sano ka hor) (1960)
Hoos-tegta Soomaaliya
Xarunta
sare
Muqdisho Soomaaliya
Coordinates: 2°2′24″N 45°20′46″E / 2.04000°N 45.34611°E / 2.04000; 45.34611
Waaxda Fulinta
  • Aadan Maxamed Nuur, Wasiirka
Barta www.mopic.gov.so

Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha Soomaaliya (Af Ingiriis : Ministry of Commerce and Industry) waa wasaarada masuulka ka ah habaynta iyo horumarinta ganacsiga iyo warshadaha wadanka Soomaaliya. Sidoo kale, wasaaradani waxay dowlada uga masuul tahay qorshaha iyo qorsheynta maalgeshiga iyo horumarinta horumarinta wershadaha.[1] Wakhti xaadirkan waxaa maamulkeeda gacanta ku haya Wasiirka Ganacsiga Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye).[2]

Habka iyo Nidaamka Wasaarada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • Wasiirka Ganacsiga
    • Wasiir ku xigeen
      • Xoghayaha Joogtada
      • Agaasime Guud
        • Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda
        • Waaxda Ganacsiga
        • Xafiiska Maalgashiga
      • Xafiiska Warshadaha
        • Waaxda Qorsheynta & Xariirka Dibadda

Sidoo kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Xigasho[wax ka badal | wax ka badal xogta]

wasiirka ganacsiga waa inuu keeno qorshe eey ku shaqeeyaan wasaaradiisa hadii kale waxaa lumaya hanaanka wasaarada iyo qeybinta shaqada taski .

wasiirka waa inuu weakly report ka helaa waax yada shaqada u sign gareeyey .

in somalia maanta wasaaradaha ka shaqeeya ma ahan wax la dhihi karo waa wasaarad waayo ma arkin wasaarad gudaneysa shaqadeeda sida loogu tala gelay tusaale

wasaarada ganacsiga waa wasaarada jaliya eey ka imaaneyso dhaqaalaha dalka waa wasaarada kaliya eey la xariirto wasaarado badan oo muhiim ah somalida inta badan waxey sheegaan wasaarada maaliyada waa wasaarada ugu daqliga fiican dalka haa waa sax lkn ma is weydiisey inteen dhaqaalaheedu ka imaadaan .

wasaarada ganacsiga waxaa looga baahan yahay bulshada iney uasign gareyso fekerka qofku uu keensado si uu uga faaiido hey adaha dowladana canshuur fiican leey ka qaadato

in qofka fekerka keensadey la siiyo waqti uu kor ugu qaado dhaqaalihiisa asigana uu uhelo dhiiragelin ka imaata wasaarada iyo ganacsigiisa .

waad mahadsan tihiin hadii aan sii wado waxaa laga yaabaa inaan xanuunsado xanaaq dartiis waayo waxaan aragnaa qof saliim ah oo keensaday feker saliim ah hadana dad eey copy yeysanayaan muwaadinka fekerkiisa asigana meeshii uu ku joogsanaayo fekerkiisa taasina waxey ka mid tahay shaqda wasaarada eey ka gaabisay iney qabato waana shaqada ugu muhiimsan ee larabo in dalka lagu dhiira geliyo waayo waxaan ognahay dad badan oo haya fekero kala duwan hadana aan banaanka keeni karin fekeradooda taasina waa sababta keeneysa hadii qofkan uu fekerkiisa banaanka keeno waxaa imaanaya dad badan oo heysta lacag kabadan mida uu heeysta ninka fekerka keensady