Jump to content

Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya

Wasaaradda Waxbarashada
Ministry of Education
وزارة التعليم
Map
Dulmar hay’adda
La aasaasay1960 (66 sano ka hor) (1960)
AwqaaftaSoomaaliya
Xarunta dhexeMuqdisho Somalia
2°2′24″N 45°20′46″E / 2.04000°N 45.34611°E / 2.04000; 45.34611
Maamulaha hay’adda
Waalid hay'adaGolaha Wasiirada Soomaaliya
Websitehttp://www.moe.gov.so

Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya (Af Soomaali : Ministry of Education of Somalia; Af Carabi: وزارة التعليم) waa Wasaarada Masuulka ka ah Guud ahaan Waxbarashada Wadanka Soomaaliya. [1]

Wasiirka wasaarada waxbarashada hidaha tactlliinta sare waxaa la dhahaa faarax sh cabduqaadir [2]

Habka iyo Nidaamka Wasaarada

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  • Wasiirka Waxbarashada
    • Wasiir ku xigeen
      • Xoghayaha Guud
      • Ku xigeenka Xoghayaha Guud
        • Waaxda Dhaqaalaha
        • Waaxda Horumarinta Waxbarashada
        • Xafiiska Imtixaanada
      • Xafiiska Horumarinta Manaahijta
        • Waaxda Nidaaminta
        • Waaxda Maamulka iyo Habaynta
  1. "PM Sharmarke sacks two prominent female ministers". horseedmedia. June 25, 2016.
  2. rrrrr