Jump to content

Wasaaradda Kheyraadka Dabiiciga Soomaaliya

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
Wasaaradda Kheyraadka Dabiiciga
Map
Dulmar hay’adda
AwqaaftaSoomaaliya
Xarunta dhexeBoondheere, Banaadir, Muqdisho Somalia
2°2′24″N 45°20′46″E / 2.04000°N 45.34611°E / 2.04000; 45.34611
Maamulaha hay’adda
  • Cabdirisaaq Cumar Maxamed, Wasiirka Kheyraadka Dabiiciga
Waalid hay'adaGolaha Wasiirada Soomaaliya

Wasaaradda Kheyraadka Dabiiciga (Af Ingiriis: Ministry of Natural Resources) waa wasaarada maamusha kheyraadka dabiiciga ah ee wadanka Soomaaliya.[1] 17kii Janaayo 2014, Ra'iisal Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa wuxuu wasaarada ku mideeyay Wasaarada Beeraha iyo Macdanta Qeyriin, Wasaarada Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Bada, Wasaarada Deegaanka iyo Xoolaha, iyo Wasaarada Awooda iyo Biyaha, kuwaasi oo dhamaantood hoos keenay Wasaarada Kheyraadka Dabiiciga.[2]

Habka iyo Nidaamka Wasaarada

  • Wasiirka Kheyraadka Dabiiciga
    • Wasiir ku xigeen
      • Xoghayaha Guud
      • Ku xigeenka Xoghayaha Guud
        • Waaxda Dhaqaalaha
        • Waaxda Qorsheynta
        • Xafiiska Baddaha iyo Kheyraadka Badda
      • Wakaalada Biyaha
        • Waaxda Nidaaminta
        • Waaxda Maamulka iyo Habaynta

Sidoo kale fiiri

Xigasho

  • "Somalia: Prime Minister Unveils His New Cabinet". Shabelle Media Network. 4 November 2012. Retrieved 5 November 2012.
  1. "Somalia: Prime Minister Unveils His New Cabinet". Shabelle Media Network. 4 November 2012. Retrieved 5 November 2012.
  2. "Somali Prime Minister Unveiled His 55-Member Cabinet (Full List)". Retrieved 1 May 2014.