Wasaaradda Caddaaladda Soomaaliya

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
Wasaaradda Cadaalada
Coat of arms of Somalia.svg
Warbixin Wasaarada
La-sameeyay November 4, 2012
Hoos-tegta Soomaaliya
Xarunta
sare
Boondheere, Banaadir, Muqdisho Soomaaliya
Isuduwe: 2°2′24″N 45°20′46″E / 2.04000°N 45.34611°E / 2.04000; 45.34611
Waaxda Fulinta
Maamulka Golaha Wasiirada Soomaaliya

Wasaaradda Caddaaladda Soomaaliya (Af-Ingiriis: Ministry of Justice) waa wasaarada masuulka ka ah arimaha Cadaalada iyo Garsoorka ee wadanka Soomaaliya. Wakhti xaadirkan wasaaradan waxay hoostegtaa Wasiirka Cadaalada iyo Arima Dastuurka Soomaaliya, Mudane Faarax Sh. Cabdiqadir Maxamed.[1]


Habka iyo Nidaamka Wasaarada

  • Wasiirka Cadaalada
    • Wasiir ku xigeen
      • Xoghayaha Guud
      • Ku xigeenka Xoghayaha Guud
        • Waaxda Dhaqaalaha
        • Waaxda Garsoorka
        • Xafiiska Maxkamadaha
      • arimaha Cadaalada iyo Garsoorka
        • Waaxda Nidaaminta
        • Waaxda Maamulka iyo Habaynta

Sidoo kale fiiri

Xigasho