Wasaaradda Arrimaha Bulshada iyo Dib u dejinta Soomaaliya
Appearance
![]() | |
| Dulmar hay’adda | |
|---|---|
| Awqaafta | Dowlada Federaalka Soomaaliya |
| Xarunta dhexe | Boondheere, Banaadir, Muqdisho 2°2′24″N 45°20′46″E / 2.04000°N 45.34611°E |
| Maamulaha hay’adda |
|
Wasaaradda Arrimaha Bulshada iyo Dib u dejinta (Af Ingiriis : Ministry of Reconstruction) waa wasaarada masuulka ka ah arimaha dib u dejinta iyo dib u dhiska wadanka Soomaaliya.[1][2]
Habka iyo Nidaamka Wasaarada
- Wasiirka Dib u dejinta
- Wasiir ku xigeen
- Xoghayaha Guud
- Ku xigeenka Xoghayaha Guud
- Waaxda Dhaqaalaha
- Gollaha Amaanka
- Xafiiska Sirdoonka
- Xafiiska Ciidanka
- Waaxda Nidaaminta
- Waaxda Maamulka iyo Habaynta
- Wasiir ku xigeen
Sidoo kale fiiri
Xigasho
- ↑ "Somalia: Prime Minister Unveils His New Cabinet". Shabelle Media Network. 4 November 2012. Retrieved 5 November 2012.
- ↑ "Somali Prime Minister Unveiled His 55-Member Cabinet (Full List)". Retrieved 1 May 2014.
