Jump to content

Godadka Somaliland

Ka Wikipedia
Farshaxanka qadiimiga Laas Geel .
Meesha godadku ka dhacaan Somaliland.

Wadanka Somaliland wuxuu leeyahay tiro badan oo godad qadiimi ah, qaarkood ilaa hadda aan la helin.[1] Ilaa hadda waxaa la ogyahay oo aqoon fiican loo leeyahay tiro dhan ilaa 10 god qadiimiya oo leh farshaxano kala duwan.

Deegaano badan oo ka tirsan Somaliland waxaa laga helay godad iyo buuro leh farshaxan qadiimiya kuwaasi oo lagu qiyaasay ineey jiraa in ka badan 10,000 sanno.[2]

Qaar ka mida farshaxanka

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Laas Geel waa goob taariikhi ah oo ilaa hada ay kamuuqdaan qoraaladii iyo sawiradii lagu sawiray ka hor taariikhda.waxa ay magaaladani kutaalaa duleedka magaalda caasimada ah ee Hargaysa. waxaa lagu qiyaasaa in sawirada iyo waxayaabaha taariikhiga ah ee yaala magaalada Las geel ay yihiin ilaa 10.000 oo sano ka hor dhalashaddii Ciise.

Dhagax Nabi Galay

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Dhagax Nabi Galay waa farshaxan qadiimiya.

Dhagax Kureh

Dhambalin waa goob farshaxan wakhti hore oo dhacda waqooyi-galbeed gobolka Togdheer, Somaliland. Dhambalin waa buur jeexeed ka kooban farshaxanka dhagaxaanta taasi oo ay sameeyeen dadkii hore. Waxaa lagu qiyaasay in farshaxankani yahay ilaa 5,000 sanno jir.[3][4]

Shimuhshimuh ama Haadh

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Shimuhshimuh waa god qadiimiya oo leh farshaxan kaasi oo dhaca waqooyiga magaalada Ceerigaabo.[5]

Sidoo kale fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  1. Alberge, Dalya (17 September 2010). "UK archaeologist finds cave paintings at 100 new African sites". The Guardian via The Guardian.
  2. Alberge, Dalya (September 17, 2010). "UK archaeologist finds cave paintings at 100 new African sites Scientist unearths 5,000-year-old rock art, including drawing of a mounted hunter, in Somaliland". The Guardian. Retrieved 25 May 2013.
  3. Alberge, Dalya (September 17, 2010). "UK archaeologist finds cave paintings at 100 new African sites Scientist unearths 5,000-year-old rock art, including drawing of a mounted hunter, in Somaliland". The Guardian. Retrieved 25 May 2013.
  4. Mire, Sada (December 2008). "The Discovery of Dhambalin Rock Art Site, Somaliland". African Archaeological Review. 3-4. 25 (3–4): 153–168. doi:10.1007/s10437-008-9032-2.
  5. Administrator2. "Somaliland Sun - Somaliland: Dinosaur Paintings Discovered at Shimuhshimuh Caves in Erigavo". www.somalilandsun.com. Archived from the original on 2017-04-25. Retrieved 2017-05-10.{{cite web}}: CS1 maint: numeric names: authors list (link)