Jump to content

Maxamed Xuseen Rooble

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Mohamed Hussein Roble)
Mohamed Hussein Roble
20th Prime minister of Somalia
xafiiska la wareegay
September 2020
ka horeeyayXasan Cali Khayre
Faahfaahin shaqsiyadeed
DhashayOktoobar 1970 (Da'diisu waa 55)
Hobyo, Somalia

Mohamed Hussein Roble (wuxuu dhashay Oktoobar 1970) waa 19 hadana ah Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya, isagoo xilka hayey tan iyo bishii Sebtember 2020. Kahor intuusan siyaasadda gelin wuxuu soo noqday xubin ka tirsan Ururka Shaqaalaha Adduunka ee UN iyo injineer deegaanka ah.[1][2]

  1. "Somalia's new PM faces big tasks of organising elections, earning trust". Nation.
  2. {{Cite web|url=https://www.somaliaffairs.com/news/mohamed-hussein-roble-appointed-somalias-new-prime-minister/%7Ctitle=Mohamed%5Bxiriiriye+dhintay%5D Hussein Roble appointed Somalia’s new prime minister|date=September Mohamed hussein roble (wardi) The best primeminister of somalia Bishii Sebtember 2021, Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku eedeeyay Maxamed Cabdullaahi Maxamed inuu hor istaagay baaritaan taasoo keentay inuu is casilo taliyihii NISA. Bishii Sebtember 2021, wuxuu ka badbaadiyay dalka inuu dagaal sokeeyo galo, wuxuuna qaatay go’aan umada soomaaliyeed ka farxiyay oo ahaa inuusan aqbalin in dowlada ay waqti dheeraad ah ku darsato(…), wuxuu awoodaha ka qaaday taliyihi nisa wuxuuna ka hor istaagay in siyaasiyiinta mucaaradka awood loo adeegsado.<ref>"Somalie: le président « retire les pouvoirs exécutifs » du Premier ministre". September 16, 2021.