Nuur Cade
Muuqaal
Nuur Xasan Xuseen نور حسن حسين | |
|---|---|
| Raiisul wasaarihii 12aad | |
| Xilka haaya 24 November 2007 – 14 February 2009 | |
| Madaxweyne | Abdullahi Yusuf Ahmed Adan Mohamed Nuur Madobe (Acting) Sharif Sheikh Ahmed |
| Ku-xigeen | Ahmed Abdisalam |
| Waxaa ka horreeyey | Salim Aliyow Ibrow (Acting) |
| Waxaa ku xigay | Omar Abdirashid Ali Sharmarke |
| Faahfaahinta shakhsiga ah | |
| Dhashay | 2 Febraayo 1938[1] |
| Dhintay | 1 April 2020 (Da’weyn 82) Camberwell, London, England |
| Xisbiga | DF |
| . | |
Nuur Xasan Xuseen Af Carabi: نور حسن حسين; 2 February 1938 – 1 April 2020), sidoo kale loo yaqaan Nuur Cade,[2][3] wuxuu ahaa siyaasi Soomaaliyeed , oo soo qabtay xilka Raiisul wasaare. ee Soomaaliya laga soo bilaabo Nofeembar 2007 ilaa Febraayo 2009. Nuur xassan Wuxuu ka soo jeedaa magaalada Muqdisho, wuxuuna ka dhashay beesha Celi cumar ee Abgaal ee Hawiye .[4]
==Taariikh nololeed== nuurcade muxubo
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ New York Times Obituary
- ↑ Abdi, Rashid (22 November 2007). "Profile: Nur Adde, new Somali PM". BBC News.
- ↑ http://www.irinnews.org/report/85051/somalia-conflict-timeline-2000
- ↑ "FACTBOX: New Somali PM nominee Nur Hassan Hussein". Reuters. 22 November 2007.