Walaweyn

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

wanlaweyn waa maaglo qadiimi ah oo taariikh dheer leh wanlaweyn waxaa deegan wada daga soomali oo dhan lakiin asal ahan degmada waxaa dega shan caleemod oo ah shan qabiil ( Hubeer,Erdhe,Barbaabre,Hiifmugeiyo Jambaluul) waxayna ka degaan tuulyinka ku xeeran degmada.sido kale qabiilada kale dago waxaa kamid ah Gare, shiiqaal,abgaal,gaaljacel, iyo qabilo kale. wanleweyn waxa hoos yimaada 150 tuulo. waa magaalo caan ku ah ganacsiga xoolaha iyo dhaqashadisa. dadka ku nool wanlaweyn waa dad ku fiican dhaqashada xoolaha iyo beeraha.

degmada wanlaweyn waa degan caan ku ah wax soo saarka qeyraadka dalka sida sisinta,galeyda iyo masagado kuwas oo dalka iyo dibada loo dhoofiya