Ceel Buur

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Ceelbuur)
Jump to navigation Jump to search

Ceelbuur (Af-IngiriisEl Bur) waa magaalo qadiimi ah ee ku taal gobalada dhexe ee dalka Soomaaliya gaar ahaan gobolka galgaduud. Waa magaalo ka mid ah magaalooyinka ugu taarikh dheer ee dalka wexeyna ahaan jirtey xarunta gobollada dhexe laga xukumi jirtey xiliga gumeysiga.

Ceelbuur
City
Country  Somalia
Region Galgaduud
District El Buur
Dowlada
Aag saacadeed UTC+3 (EAT)

Magaalada Ceelbuur wa magaalo taarikh dheer ku leh dalka Soomaaliya wexeyna leedahay astaamo soo jiray ilaa qarnigii 16-aad xiligii gumeysiga.

Ceelbuur waxay caan ku tahay habka burkija sameenta iyo agabyada laga sameeyo dhooqada jilicsan ee laga qodo dhulka hoostiisa oo ay ceelbuur ku tahay Hodan

Ceelbuur waa magaalo kulansatay Qurux iyo hanaan wanaagsan marki aad eegto biyaha dur duraya ee dhex ceegaaga bartankeeda iyo jawiga u goonida ah oo ay leedahay


sidoo kale degmada Ceelbuur waxaa Ku yaalo Xarunta ciidanka guutada 22 aad ee malatariga xooga dalka somaliyed oo lagu magacaabo xarada ee daganayen caana moog .

dhanka fidininta diinta ceelbuur waxee Ku lee dahay taariikh aad u dheer waxeena aheed magaalada oo daganaay ama oo ka soo jeeday Sheikh Maxamed Faarax Culusow oo culumada somaliyed intooda badan ee yahiin faraci quraanka iyo kutaabta kale ee cilmiga oo soo baray ee Ceelbuur gobolada fog fog iyo kuwa dhawba uga imaa jiray in eey diinta ka bar taan Shiikha

Ceelbuur waxaa Dagan oo xadaarad iyo ilbaxnimo fogba ku leh Beelaha Murusade sida Hilipi iyo Daguuro Abakar iyo Hadbarceyn iyo Ayaansame Jufooyinkale to ah Cabdla Sabti iyo Ibrahim Sabti .magaalada sidoo kale waxaa dego beesha Duduble, sidaas oo ay tahay waa Magaalo quruxbadan oo Dalxiiska ku qurux badan.