Talk:Ceel Buur

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Murusade

Ceelshiil waa xaafad hoos tagta magaallada ceelbuur[wax ka badal xogta]

ceelshiil waxaa ku nool dad aad u farabadan dhismaheeduna waxow ku fadhiyaa dhul gaaraya hal kiilow mitir waxey aad u dhisantay marki laga qaxay magaalada ceelbuur 2003 ilaa hada waxaa ku socda dhismo aada . ceelshiil waxaa ladhihi jiray ceelka sheikh maxamed faarax waxow u jiraa dhismaha hada in cabaar ah . dhanka wax barashada waxaa dugsi quraan kulahaa inti ow dhismin kahor macalin cabdullaahi xuseen shakad weyn oo ey ka aflaxeen arday badan. waxaa yimid sanadii 2008 sheikh cabdilwali muxamed fiidow woxow wax baray dad aad u fara badan oo ey kamid yihiin macalin cabdil majiid muuse macalin liibaan cabdullaahi cali sheikh macalin cabdullaahi muuse xasan cali iyo kuwa badan oo kale . ganacsiga aad ayeey ugu fiicantahay . 192.145.174.159 17:20, 25 Sebteembar 2021 (UTC)[reply]

waa xarun ganacsi 192.145.174.159 17:21, 25 Sebteembar 2021 (UTC)[reply]