Ceel Buur

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Ceelbuur (Af-IngiriisEl Bur) waa magaalo qadiimi ah ee ku taal gobalada dhexe ee dalka Soomaaliya gaar ahaan gobolka galgaduud. Waa magaalo ka mid ah magaalooyinka ugu taarikh dheer ee dalka wexeyna ahaan jirtey xarunta gobollada dhexe laga xukumi jirtey xiliga gumeysiga.

Ceelbuur
—  City  —
Ceelbuur is located in Somalia
Ceelbuur
Ceelbuur
Location in Somalia.
Dhacdaa: 4°41′N 46°37′E / 4.683°N 46.617°E / 4.683; 46.617Isuduwe: 4°41′N 46°37′E / 4.683°N 46.617°E / 4.683; 46.617
Country  Somalia
Region Galgaduud
District El Buur
Saacad EAT (UTC+3)

Magaalada Ceelbuur wa magaalo taarikh dheer ku leh dalka Soomaaliya wexeyna leedahay astaamo soo jiray ilaa qarnigii 16-aad xiligii gumeysiga.

Ceelbuur waxay caan ku tahay habka burkija sameenta iyo agabyada laga sameeyo dhooqada jilicsan ee laga qodo dhulka hoostiisa oo ay ceelbuur ku tahay Hodan

Ceelbuur waa magaalo kulansatay Qurux iyo hanaan wanaagsan marki aad eegto biyaha dur duraya ee dhex ceegaaga bartankeeda iyo jawiga u goonida ah oo ay leedahay


sidoo kale degmada Ceelbuur waxaa Ku yaalo Xarunta ciidanka guutada 22 aad ee malatariga xooga dalka somaliyed oo lagu magacaabo xarada ee daganayen caana moog .

dhanka fidininta diinta ceelbuur waxee Ku lee dahay taariikh aad u dheer waxeena aheed magaalada oo daganaay ama oo ka soo jeeday Sheikh Maxamed Faarax Culusow oo culumada somaliyed intooda badan ee yahiin faraci quraanka iyo kutaabta kale ee cilmiga oo soo baray ee Ceelbuur gobolada fog fog iyo kuwa dhawba uga imaa jiray in eey diinta ka bar taan Shiikha

Ceelbuur waxaa Dagan oo xadaarad iyo ilbaxnimo fogba ku leh Beelaha murusade sida Habar Maxamad:(Hilibi,Daguuro) ,Habar Ceeno , Majabe Sabti:( Abakar,Habar Idinle) , Cabdale Sabti , Ibraahiim Sabti.sidoo kale waxaa dago magalada qabiilka Duduble in kastoo majoratiga magaladaan ayihiin Murusade maynoratigana Duduble hadane sidaas oo ay tahay waa Magaalo quruxbadan oo Dalxiiska ku qurux badan.