Cammaara

Ka Wikipedia

Camaaro waa dagmo ku taal gobolka Mudug waxay ku dhawdahay magalada xarardhere waxay ujirta 80 kiilo mitir dhanka waqooyi waxa badeecada looga keenaa magalada galkacyo iyo sidokale MAGAALADA CAASIMADA AH EE MUQDISHO waxayna hoos tagta mamulka galmudug waxaana daga beesha Saleeban ee Habargidir’.

magaalada Camaaro ayaa ah magaalo aad u qaboow cimilo ahaan waxaana

kabaxa qudarta qeybaheeda kala duwan sida "Yaanyada,basasha,baradhada,mooska,cambaha,liinta,

Waxeeyna ka koobantahay sedex xafadood oo kala ah.

#Xafada jaleeley

#Xafada hirijire

#Xafada godeey

Waxa sidoo kale ku yaala magalada camaaro gooba caana sida ceelka jiracle, ceel duur, burka xaawa geedi iyo burka macalin cabdi gaab( dugsi)

  • ganacsatada ugu waa weeyn
  • xasan shiiq cali aada

== Qoraalka gudaha oo kooban

●Nabadoonada hadda ee Degmada Camaara

1) Xuseen Diiriye (Bayr)

2) Shiikh maxamed Axmed Carab

3) Aadan maxamed cilmi(xarawo)

4) cabdinuur cilmi guco (luudi)

5) xasan shiiq cali aadan[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Country somalia
Region mudug
Founded 1904
Government
 • Governor Abdisalaan Abdullahi Jimcaale
Elevation 1,850 m (6,070 ft)
Population
 • Total 307,990
Demonym cammaariam
Time zone EAT (UTC+3)

wax cana waxa kaliya ee jiraa waa geedka cumar cabdillahi

wax Barashada

1- Dugsiyo qur'aan oo gaaraya ilaa 15

2- Dugsi Ho0se /dhexe iyo Sare. oo soo saaray ilaa 3 Dufco.

3- Barashada Culuumta Diinta oo Ka socata masaajidda.

Culamada

Sheekh C/raxman Axmed Warsame.

Sheekh Xasan Maxamed Cabdi

Sheekh Yuusuf Salad

Sheekh Maxamed Axmed Carab

Adeeg Caafimaad

isbitaalka Guud , Iyo pharmacy yayaal Gaar loo leeyahay. ==== s |537 | | | | | | | | | |- | | |andrews |521 | | | | | | | | | |- | | |Durham |523 | | | | | | | | | |- | | |imperial college cammaara |570 | | | | | | | | | |- | | |Warwick |509 | | | | | | | | | |- | | |Bath |488 | | | | | | | | | |- | | |university college cammaara |520 | | | | | | | | | |- | | |Exeter |458 | | | | | | | | | |- | | |Lancaster |445 | | | | | | | | | |- | | |Surrey |416 | | | | | | | | | |- | | |Loughborough |406 | | | | | | | | | |- | | |York |443 | | | | | | | | | |- | | |East Anglia |}

  • mohamaed ahmed university

shaneemooyinka[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta][wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • shaneemo samey
  • shaneemo geney
  • shinema hodan
  • shinema delhi
  • shinema aweys
  • shinema wilasha
 Shaleemo Tahliil 

saldhiga booliska oo kuyaalla celka biyaha agteeda