Beergadiid

Ka Wikipedia

Beergadiid waa deegaan kamida degamooyinka ugu qadiimisan gobolka Hiiraan, waxaay dhanka waqooyi bari kaga beegantahay magalada baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan.Beergadiid waxaa maro wadada dheer ee isku xirta magalada muqdisho iyo gobolada dhaxe iyo kuwa waqooyi waaana meel halboowle u ah isku socodka somalia beergadiid waxa ku yaal buuraha caanka ah ee buuraha qabnood waa dhul daaqsin iyo deegaan isugu jira umada ku dhaqan waxa lagu qiyaasaa 2 kun oo qof degmadu school nasiib uma yeelan intii aay jirtay dowladii maxamed siyaad bare balse hada waxay nasiib u yeelatay in aay hesho school hoose /dhaxe iyo sare sidoo kale degmadu waxee nasiib uyeelatay in laga dhiso hospital kaasoo iminka dhismihiisu gebo gebo maraa sidoo kale waxee leedahay degmadu suuq weyn oo mar dhaw laga hirgaliyay.degmadaan marka aay barwaaqada tahay habeen meel kale noloshda ku qaado kuma qabaneeyso dhanka bari waxaa ka xiga degeenka coomaad dhanka waqooyi bari waxaa ka xiga degmada matabaan dhanka galbeed waxaa ka xiga deeganka feer feer dhanka koofur galbeed waxaa ka xiga kalabeyr iyo degmada jawiil inkastoo deegaamo badan aay kusoo darmeen burburkii ka dib sida quulaale .jiracle .takaraale .buundo madoow .bacda farwabi ama tuulada isaaq waheliye cali goomeey iyo kuwo kaloo badan. guud ahaan tuulooyinka hoos tago waxee kor udhaafaan 30.