Dheen weyne

Ka Wikipedia

have locked

faahfaahin[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Dheenweyne waxa loogu magac daray geedka ay tuulada caanka ku tahay oo loo yaqaano dheen. Tuulada waxaa ku yaalo skoolo yar-yar oo wax laku barto, waxaa ay kaloo leedahay goobo yaryar oo dhinaca caafimaadka ah. Dadka ku dhaqan oo aan la hayn qiyaas ahaan tiradooda waxaa ay u badan yihiin xoolo dhaqato iyo beeraaleey oo Soomaalidu caan ku tahay meeshana ma ka marna ganacsiga ay tuuladu leedahay.

Tuulada muuqaal ahaan iyo deegaan ahaanba waxaa ay u dhaxeysaa buuro waaweyn iyo dhul keymo ah oo ugaartu ka buuxdo isla markaana u roon indhaha dadka socotada ah ee ku dhex safro Gobolka Hiiraan iyo waliba nool Tuulada dheenweyne mustaqbalka dhaw hiigsaneysa horumar ballaaran deegaanka ugu dambeeyntana ay u noqoto Degmo.

Deegaanka Dheenweyne waxa daga beesha Xawaadle.