U bood nuxurka

Abooreey

Ka Wikipedia

Aboorey waa Deegaan ku yaalo bartamaha Gobolka Hiiraan, waana deegaan balaaran oo ku yaal dhul muhiim ku ah dhaqshada xoolaha iyo beeraha.

Aboorey waa tuulo walow ay uqalantay degmo, waa deegaan qaaraamiya oo waqtiya fog soo jirijiray.

Abooreey waxaa ay gaar ahaan ku taal meel 30 km waqooyiga kaga beegan magaalada Buuloburde, wabiga shabelle ayaana dacalka bari ka maro. Dadka ku dhaqan tuulada waa xoolo dhaqato iyo beeraaleey. Waxa dago Beesha Caadhale Tuurow ee Yabar Madaxweyne ee belweynta Madaxweyne Ciise ee Dige Samatalis Xawaadle

Tuulada muuqaal ahaan iyo deegaan ahaanba waxaa ay u dhaxeysaa buuro waaweyn iyo dhul keymo ah oo ugaartu ka buuxdo.