Nuur Fanax

Ka Wikipedia
Nuur Fanax
نور فانة
Lua error in Module:Location_map at line 414: No value was provided for longitude.
DalkaSoomaaliya
DegmoHiiraan (Somalia)
Aag saacadeedUTC+3 (UTC)
 • Xagaa (DST)UTC+3 (UTC)
Thiinada Boostada
10016
Thiinada TelHertel 0615, Telecom 021Hormuud 043
CiidahaCiid weyn iyo ciid yar
Maalinta Ciidda10ka Carafo iyo 1da soon fur
Email:hanaddirir99@gmail.com

Nuur Fanax waa dagmo ku taal Gobolka hiiraan waxa aay 45km u jirta magaala madaxda gobolka hiiraan Baladweyne. Nuur fanax waa dagmo aay ku nool yihiin dad xoola dhaqato ah oo dhaqdo geela,ariga,loda waxa kale oo ay caan ku yihiin waa dad beeraley ah waxa ay tacbadaan beeraha labada xili roobaad ee guga iyo derta. Nuur fanax waxay ku Taal laamiga dher ee isku xera somalia koofur iyo waqoyi waxaana degan oo iska leh qabiilka farax cagaweyne Tuuladaan Dadkeeda waxay caanku yihiin marti khaadka, iyo soodhaweeynta sidoo kale dadkeeda inta badan dadkeeda ilkahooda waa casaan waana tuuloyinka ugu faca weeyn uguna wanaagsan dhanka hormarka iyo wax soosarka xoolaha iyo beeraha sidoo kale waxay leedahay ceelka ugu mac soomaaliya.

Qodobadaan waa kuwa ka mid ah Tixda:
Siyaasadda iyo Xukunka
Soomaaliya

Soomaalaiya waxee u qeebsamtaa 18 gobol sida uu qabo dastuurka soomaaliya Cutubka 1aad, Qodobka 7aad, faqradiisa 1aad, 2aad iyo 3aad

  • Gobannimada Jamhuuriyadda soomaaliya waxay koobeysaa dhulka Jamhuuriyadda oo idil, oo ay ku jiraan berriga, jasiiradaha, biyaha goboleed, ururkooda, hawadooda iyo geyi-qaaradeedka.
  • Dhulka Jamhuuriyadda Soomaaliya waa laguma xad-gudbaan lamana qaybin karo.
  • Guddoon afti Qarameed oo keliya ayaa lagu oggolaan karaa waxkabeddelidda dhulka Jamhuuriyadda Soomaaliya.
Gobol Magaalo Madax Bed ama baaxad Tirada dadka
1 Awdal Boorame 21.374 417.000
2 Bakool Xudur 26.962 365.000
3 Banaadir Muqdisho 370 4.276.000
4 Bari Boosaso 70.088 1.500.000
5 Baay Baydhabo 35.156 1.106.000
6 Galguduud Dhuusamareeb 46.126 628.000
7 Gedo /Jubada Sare Garbaharrey 60.389 987.000
8 Hiiraan Beledweyne 31.510 538.000
9 Jubbada Dhexe Bu'aale 9.836 363.000
10 Jubbada Hoose Kismaayo 42.876 668.000
11 Mudug Gaalkacyo 72.933 763.000
12 Nugaal Garoowe 26.180 160.000
13 Sanaag Ceerigaabo 53.374 531.000
14 Shabeellaha Dhexe Jowhar 22.663 864.000
15 Shabeellaha Hoose Marka 25.285 1.400.000
16 Sool Laascaanood 25.036 945.000
17 Togdheer Burao 38.663 942.000
18 Woqooyi Galbeed Hargeysa 28.836 1.190.000


Maabka Soomaaliya[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Sidoo kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Jamac Siyad Mohamed[wax ka badal | wax ka badal xogta]