Jubada Sare

Ka Wikipedia
Jubada sare

Jubbada Sare
Nickname(s): 
Gedo
Lua error in Module:Location_map at line 414: No value was provided for longitude.
Wadanka Somalia
Magaalo madaxGarbaharey
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)
Furaha252

Jubbada sare waa magac looyaqaan gobolka Gedo ee koonfurta Somalia lkn caan ku ah gobolka Gedo. Jubbada sare waxa uu xuduud la leeyahay goboladayJubbada dhexe jubbada Hoose Baay iyo Gobolka bokool.

Waxaa Kaloo xuduud la leeyahay Dalalka Ethiopia iyo Kenya magaalo madaxda jubada Sare waa Bardhere

Gobolka jubbada Sare waxuu qaday magaca jubbada sare markii lasameenayay maamul hoosed yadii oo ka koobna 18 gobol ay ku dhawaaqday dowldi kacaanka ee militariga Somalia oo uu madaxda u ahaa Madaxweyne Jaale Siyaad.

Magaalada ugu weyn ee Gobolka Jubbada Sare waa Bardhere waxayna kaga taala gobolka dhinaca koonfur Bari ee Gobolka ahaa gobolka labaad ugu dadka badnaa Somalia xiligii 60 meeyadii.

Waxaa la kala qeybiyay sanadii 1980 waxuuna ka koobna ilaa 9 dagmo oo uu gumeystaha.

Talayaaniga kaga tagay 2Gedo ayaa ahaa gorilla ugu dhulka weyna intuu ay isku jireen sadexda kale ee la iskuyoran jiray jubada dare sanadii 1986 ayaa madaxweyne siyaad u sameeyay ilaaa 10 dagmo iyo sadax gobol kuwas oo ka koobna intii la isku oran jiray alta juba.

Faalo[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • Maxay kala yihiin Jubbada Sare iyo Gedo? Keebaa mgac ah, kumaase “naaneys ah” labadaas magac?
    • Marar badan waxaan maqalnaa ayada oo qoraal ahaan iyo hadal ahaanba 2 loogu kala saarayo gobolada Jubbooyinka iyo Gedo, haddaba su’aasha meesha ku jirta ayaa waxay tahay xagey ka yimaadeen magac bixinta saddexdaas gobol?

Inta la ogyahay, labada gobol ee Jubbada Hoose iyo Jubbada Sare waxaa magacaas u bixiyay gumeystihii Talyaaniga xiligii uu dalka gumesanayay, ayada oo maamulkii xiligaas jirayna uu labadaas gobol ugu yeeri jiray Alta Jubba (Upper Jubba) ama Jubbada Sare oo la oran jiray gobolka Gedo iyo basa Jubba (Lower Jubba) – Jubbada Hoose oo la oran jiray gobolka Jubbada Hoose, ayada oo uu magacaasna ugu baxay wabiga Jubba ee mara goboladaas. Magaca Jubbada Dhexe (Middle Jubba) ayaa asna waxaa sameeyay dowladdii uu madaxweynaha ka ahaa AUN Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Siyaad Bare. Sidoo kale, si la mid ah gobolada wadamada Adduunka ayaa waxaa uu gobolka Jubbada Sare leeyahay “naaneys” u gaar ah ee lagu yaqaan oo ah “Gedo”, kaasoo ah magac facweyn oo u baxay qiyaastii xiliyadii ay gumeystayaashii reer Yurub Africa soo galayeen, ayada oo macnaha magacaasina aanan ilaa iyo hadda la aqoon. Waxaanan marnaba sax aheyn in labada gobol ee Jubbada Hoose iyo Jubbada Dhexe loogu yeero “GOBOLADA JUBBOOYINKA“, Jubbada Sarena loogu yeero “GEDO“, halka taas badalkeedana ay habooneyd in la yiraahdo saddexda gobol ee Jubada Sare, Jubbada Dhexe iyo Jubbada Hoose. Isku soo duuboo, magaca “Gedo” waa naaneysta gobolka Jubbada Sare ee koofurta Soomaaliya ee ma ahan magac sax ah ee uu gobolka Jubbada Sare leeyahay. Ma ahan in uu gobolka Jubbada Sare oo kaliya yahay midka Naaneysta noocaas oo kale leh, laakiin waxaa jirta in in badan gobolada wadamada adduunka ay leeyihiin Naaneysyo u gaar ah oo lagu yaqaano. Tusaale ahaan, 50-ka gobol ee dalka Mareykanka ayaa waxay leeyihiin naaneyso “nicknames” loo yaqaano. Hoos ka eeg magacyada 50-ka Gobol ee dalka Mareykanka iyo Naaneysyahooda:

Maxay kala yihiin Jubbada Sare iyo Gedo?[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Maxay kala yihiin Jubbada Sare iyo Gedo? Keebaa mgac ah, kumaase “naaneys ah” labadaas magac?

  • Mar Haddii aan ognahay, in uu webiga Jubba inta uu ka maro Gedo iyo inta uu labada Jubba marka la isku daro ka maro, aay badantahay inta uu Gedo ka maro. Waxay ila tahay, looma baahno in magaca Gedo naaneys laga dhigo oo iyadaa ah hooyadii webiga, magacana astaan qabiil ayuu wataa oo waa, { exclusive name } magaca Jubbana, magaca Gedo ayaaba ka da’ weyn oo soo jiray illaa iyo qarnigii 17aad halka Jubba uu Talyaaniga bixiyey dhamaadka qarnigii 18aad.

Tan asalka magaca Gedo, wuxuu ka soo jeedaa erayga ah, { Geedo } oo ah dhulaas oo caan ku ahaa Geedo aad u badan iyo geedo dhaadheer ayaa dadkii hore ayaa u isticmaali jiray magaan Geedo.

  • Salaan kadib: Mar Haddii aan ognahay, in uu webiga Jubba inta uu ka maro Gedo iyo inta uu labada Jubba marka la isku daro ka maro, aay badantahay inta uu Gedo ka maro. Waxay ila tahay, looma baahno in magaca Gedo naaneys laga dhigo oo iyadaa ah hooyadii webiga, magacana astaan qabiil ayuu wataa oo waa, { exclusive name } magaca Jubbana, magaca Gedo ayaaba ka da’ weyn oo soo jiray illaa iyo qarnigii 17aad halka Jubba uu Talyaaniga bixiyey dhamaadka qarnigii 18aad magacii asalka ahaana waa, { Waamo }

Fg. Tusaale, Diiriye Guure waa kii mar Gabay ku lahaa. Ajiga Waamo joogoow haddaanu Olol ku soo gaarin. Jidka Adari loo maro haddanan laga Ugaaroobin , magaca Jubba muusan isticmaalin mana jirin. Mar kalena waa kii lahaa. Mareexaan Gedoodow haddaad Geel dambeba maasho.

Mar baa jirtay Dalka Soomaaliya uu lahaa siddeed gobol (Jubada Hoose, Jubada Sare, Banaadir, Hiiraan, Mudug, Bari, Waqooyi Bari, iyo Waqooyi Galbeed), ama Isticmaar ha ka dhaxlaan ama Dowladihihii shacabka ahaa sabab ha u ahaayeene. Kacaankii uu hoggaaminayay, AHUN, Maxamed Siyaad Barre, markii uu Gobollada Dalka u qaybiyay 18-ka Gobol waxaa, dabcan, Gedo, Jubada Dhexe, Bakool iyo Bay ay ka mid ahaayeen labadii Gobol ee kala ahaa Jubada Hoose iyo Jubada Sare; sida ay Shabeellada Hoose iyo Shabeellada Dhexe ay uga farcameen Gobolkii la oran jiray Banaadir; Sidaas oo kale, Shantii Gobol ee kale (Hiirraan, Mudug, Bari, Waqooyi Bari, iyo Waqooyi Galbeed) waxaa loo kala qobqobay ilaa toban gobol oo kala ah (Hiiraan, Galgaduud, Mudug, Nugaal, Sool, Bari, Sanaag, Togdheer, Waqooyi Galbeed, iyo Baki).


Dagmooyinka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Bardhere

Celcade

Garbaharey

Buraa

Luuq

Doolow

Burdhubo

Baledxawo

Ceelwaaq

Maamulka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Markuu yimid gumeystuhii talayaaniga ayaa waxuu saldhig ka sameysty Bardhere kaasoo ahaa saldhigii ugu weyna uu ka sameysto meel ka baxsan caasimada muqdisho swaxayna uu ka sameeyay meel ay hoos yimaadan dhamaan dagmooyinka gobolka jubadada sare iyo jubada hoose kuwaas ay na kala bixxgin dagmooyinka Bu'aale saakow jismaayo iyo shaman dagmooyinka wabiha jiinkiisa ku yaala

Magaalooyinka Gobolka Gedo/ Jubada Sare Calanka Soomaaliya
Bardhere · Baledxawo · Burdhubo · Doolow · Garbaharey · Buraa · Ceelwaaq · Celcade · Luuq