Lafweyn

Ka Wikipedia

Lafweyn waa tuulo ku taalo Degmadda Jalalaqsi gobolka Hiiraan, waa tuulo leh shacbiyad badan waxayna caan ku tahay xoolo dhaqashada iyo beeraha, waxaa kale oo loo yaqaanaa Tuugaarka, waxayna qiyaastii Dhinaca Bari 3Km ka xigtaa Degmadda Jalalaqsi, Sidoo kale waxaa u dhow Webiga Shabelle oo u jira qiyaastii 2.5Km. Degmadda waxaa ka soo Jeeda oo caanka ah dalka Soomaaliya, Maxamed Cumar Farax, Aabihii weynaa ee degmadda jalaqsi odayga u ahaa Nuur Warsame Tuugaarey Iyo Cumar Cade, Milkiilaha weyn ee hotelada LAfweyn Palace Hotel iyo Ambassador Hotel Mogadishu.

Xeraale deefow dolow luuq qooneey diidocanaane boholgaras