Jump to content

Moqokori

Moqokori District
Muuqa Dhaayaha
Maqal Koris
Naanaysta: 
Muuqa Dhaayaha
Moqokori District is located in Somalia
Moqokori District
Moqokori District
Isku-duwayaasha: 4°46′59″N 45°27′00″E / 4.783°N 45.450°E / 4.783; 45.450
Wadanka Somalia
Maamul Goboleedka Hirshabeelle
GobolkaHiiraan
DegmoMoqokori
Dawladda
  Xakamaynta al-Shabaab
Aagga waqtigaUTC+3 (EAT)

Moqokori waa magaalo ku taal Hiiraan, Soomaaliya iyo xarunta Degmada Moqokori.

July 7, 2025, Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa dib u qabsaday magaalada ka dib markii laga qabsaday Sebtembar 2022, ka dib kacdoon dadka deegaanka ah oo ay hogaaminayeen dagaalyahanada Macawisley Kadib dagaal culus oo ay qaadeen ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Macawisleey ayaa gacan ku heynta magaalada waxaa ay sheegeen in Al-Shabaab ay ku dileen ku dhawaad ​​40 askari.

Dad xusid mudan

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  • C/llaahi Maxamed Cali , siyaasi
  • Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ,

siyaasi

  • Cali Ibraahim Cabdi [cali jilibey]

Ganacsade

  • Xuseen Macalin weeliye (xuseen kumande) oday dhaqameed

Hirshabelle oo ansixiyay in lix goobood laga dhigo degmooyin"

"Dagaal Culus iyo Qaraxyo Gawaari laga soo buuxiyay oo Al-Shabaab laga qabsaday Magaalo Muhiim ah oo Soomaaliyeed"