Jump to content

Buulo Burde

Ka Wikipedia
Buulo Burde
Degmo
Script error: The function "Somaliland" does not exist.
DalkaWanlaweyn waa magaalo qadiimi ah oo taariikh dheer leh. Waa degmo ay wada degaan Soomaalida oo dhan, hase yeeshee asal ahaan degmada waxaa degan Shanta Caalimood, oo u kala baxaan shan beelood:

1. Hubeer 2. Barbaare 3. Jambaluul 4. Erdho 5. Hiifmuge

Beelahaas waxay degaan magaalada iyo tuulooyinka ku xeeran degmada. Guddoomiyaha degmada wuxuu ka tirsan yahay beesha Erdho, oo ah beesha ugu badan ee dega magaalada gudaheed. Degmada Wanlaweyn waxay hoos timaadaa 597 tuulo, waxaana ay caan ku tahay ganacsiga xoolaha iyo dhaqashadeeda.

Dadku waa dad ku fiican dhaqashada xoolaha iyo beeraha, waxayna dhaqdaan geela, lo'da, iyo ariga. Wanlaweyn waxay sidoo kale caan ku tahay wax soo saarka beeraha, iyadoo degmo barwaaqo ah oo nabadeed ah.

Sidoo kale, dadka deegaanka waa xoolo-dhaqato, waxaana ay si weyn ugu mashquulsan yihiin wax soo saarka beerahooda. Degmada Wanlaweyn waa mid ka mid ah degmooyinka ugu horeeya ee hoos yimaada gobolka Shabeelaha Hoose.

Wanlaweyn waxaa ku yaal saldhigga milatari ee Belidoogle, oo ay ku sugan yihiin ciidanka gaarka u tababaran ee Soomaaliya iyo tababarayaal Mareykan ah. Wanlaweyn sidoo kale waa magaalo Soomaali u ilbaxsan, oo ka tirsan maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya.
GobolkaHiiraan
DegmoBuulo Burde
Tirada dadka
 • Dhammaan20,500
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)

Buuloburde (Af Ingiriis : Buloburde), (sidoo kale loo qoro Buloburti ama Bulobarde), waa magaalo ku taala badhtamaha gobolka Hiiraan ee wadanka Soomaaliya.

Hordhac

Buuloburte ama Buulaay (Af-Taliyaani Bulo Burti) waa magaalo ku taala gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya.Degmmadwaxaa waxa ay ku taal goob muhiim ah oo ku caan ah dhulbeereed aad u qaalisan waa magaalo aad uquruxbadan marka loo fiiriyo degmooyinka kale ee ku yaallaa gobollada kala duwan oo ka koobanyahay dalka.Waxaa magaalada aad looga helaa caanaha noocyadooda kala duwan.Waa magaalo qaraami ah, waxa lasheegaa ineey tahay magaalo qadiimi ah oo illaa dhoowr qarni jirto.

Taariikhda degmada

Degmada Buulo-burte waxay ku taalaa dhanka qoraxsin ee Wabiga Shabelle, waxeey muqdisho ujirtaa 220km waagii hore magaalada waxaa la dhihi jiray buuloburte oo macneheedu yahay (Buuladii bacaadka ), lakiin markaan dambe ayaa wuxuu magacaasi isku bedelay buulo Barde (Barde) waa geed wabiga jiinkiiska ka baxo ayna caan ku tahay buuloburte.Buuloburde waxay kaloo ku magacdheertahay Buulaay ama deebleey oo dadkii hore u yaqaaniin. Magaalada Buuloburto waxay caan ku tahay xoolaha sida Ariga, Geela iyo Lo'da, magaaladani waa magaalo laga helo dhammaan dhirta kala duwan ee laga soo saaro wadanka Soomaalia, waa magaalo laf dhabar u ah dadka iyo gaadiidka ku kala safra goballada dhexe iyo gobollada waqooyi. Magaaladan ayaa u muuqato mid ganacsigeedu uu sii balaaranayo lagana yaabo in ay hogaamiso ganacsiga gobolka Hiiraan iyadoo dadkeedana maalinba maalinta ka danbeysa sii badanayo. Waxaa ka dhacay dagaal weyn sanadkii 1922 oo u dhexeeyey askartii talyaaniga iyo kuwii SH Xasan Barsane oo ey dad badani ku nafwaayeen.

Iskuulada

Buuloburde waxaa ku yaala dugisyo sare iyo kuwa dhexe iyo kuwa hoose iyo kuwa kale, laakiin degmada buulaburde waxaa lagu xasuustaa dowladii maxamed siyaad barre ineey ka soo bixi jireen dad aqoontooda sareeyso xaga waxbarashada xaga isporiga ,waxaan xasuusanaa gobolada dalka Soomaaliya marka loo fiiriyo xaga isportiga waxeey ka soo bixi jireen bahsdfredsssrghcdthfddddankood gobolka hiiraan gaarahaan degmada buulaburde

Bulshada

Degmada buuloburte waxaa degan dad lagu qiyaaso in ay gaarayaan (?) waxaa ku nool qabaa'il somaliyeed, laakiin ma sheegaan qabiilkooda oo haddii la weediiyo waxa uu kuugu jawaabaa reer b/burte. degmada waxa eey leedahay qisooyin aad ufarabadan halkaanna kuma soo koobi karo,waxaa ay kaloo leedahay Buundo lagu tilmaamo in ee ka midtahay kuwa ugu qatarsan Soomaaliya oo dhan.

Sidoo kale fiiri

Tixraac

Magaalooyinka Gobolka Hiiraan Calanka Soomaaliya
Abooreey · Beledweyne · Buq aqable · Buuloburde · Ceel Cali · Halgan · Jalallaqsi · Matabaan · Maxaas · Garasyaani  · Booco  · Camalow  · Teedaan  · Moqokori  · Nuur Fanax  ·