Jump to content

Degmada Halgan

(Waxaa laga soo toosiyay Halgan)
Halgan
Nickname(s): 
Quaranta une
Halgan is located in Somalia
Halgan
Halgan
Coordinates: 4°46′59″N 45°27′00″E / 4.783°N 45.450°E / 4.783; 45.450
Wadanka Somalia
GobolkaHiiraan
Bedka
  Dhammaan20 km2 (8 sq mi)
Tirada dadka
  Dhammaan160,000
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)

Degmada Halgan waa degmo ka tirsan gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya. Waxaa inta badan dega beesha Saleemaal iyo Yabar Madaxweyne ee Xawaadle

Bishii Agoosto 2017, Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo daah furay sanadkii hore ayaa ku dhawaaqay in gobolka Hiiraan oo markii hore lahaa shan degmo uu yeelanayo saddex degmo oo kala ah Halgan, Ceel Cali , iyo Far-Libaax, taasoo tirada guud ee degmooyinka ka dhigaysa sideed degmo.

"Degmooyin cusub oo la magacaabay gobolka Hiiraan"

Degmada Halgan