Hila buulo

Ka Wikipedia

Dagmada #HILO BUULO waxa aay ku dhagantahay caasimada Gobalka Hiiraan b.weın waxey ujirtaa 50km Hila buulo wa meel aad ugu wanaagsan beeraha waxa aayna leedahay dhul aad isha ku wanaagsan iyo daaqsınka xoolaha dadka ku nool oo tıradooda waxaa lagu qiyasaa 400_300 cml Dagmada #Hilo buulo waxey ka mid tahay meelaha ugu bilicda wacan Hiiraan hadeysa aheyn dagmada koobaad

magaceeda Labaad Hilo Barwaaqo