Garxajis

Garxajis waa beel ka mid ah beelaha Isaaq. Garxajis wuxuu u kala baxa Ciidagale[xiriiriye dhintay] , Habar Yoonis[xiriiriye dhintay] iyo Reer Cimraan waa sadexda reer ugu ballaadhan beelaha isaaq 65%[xiriiriye dhintay] Deegaan ahaan,waana reeraha ugu waaweyn qabiilada soomaaliyeed tiro ahaan.waxay soohdin qabiil la leeyihiin Ogaden dhinaca koonfureed, iyo dharw jilib ee Isaaq dhinaca galbeed, iyo dhinaca bariga wuxuu habaryoonis soohdin la leeyahay reer darawiish iyo Warsangeli. Waa reer dagaan ku ah Somaliland,koonfur Somalia, Ethiopia waxay luGu qiyaasa tiradooda 3Milyan iyo dheeraad[xiriiriye dhintay]Habaryoonis iyo Ciidagale iyo Reer Cimraan[xiriiriye dhintay] waxa laysku dhaha Garxajis (G36)[xiriiriye dhintay] Waana awooda beelaha isaaq Yagoo ah (3) sadexdooduba 3 reer oo waa wayn hadana Habaryoonis waa beel ka wada badan beelaha dhamaan isaaq Halka marka la qiimaynayo beelaha isaaq habaryoonis lagu qiimeeyo 55% Ciidagale waa reerka 2aad Amaba 3aax ee ugu badan Isaaq
- Reer Cimraan Marka aan leyahay ulama jeedo Cimraan sheekh isxaaq ee waa Cimraan kale oo dagan Koonfurta somalia dhulka la dhaho Baay iyo Bakool waxay la dagan yihiin oo ay sheegtaan Qabiilka Ashraaf ama Asharaaf.
Waxay sheegtaan in la dhaho Reer Cimraan Yacquub waxayna ku biireen Qabiilada Asharaafta ah ee dagan gobolada baay iyo Bakool. Lakin asalkoodu waa Qabiilka isaaq waliba waa Garxajis.