Suufi

Ka Wikipedia
Firqooyinka diinta Islaamka ee ah Sunniyiinta, Mahdavia, Ahl al Quran, ghair madhhabi, Ahmadiyya, Ibadi, Shiica, iyo Suufi.

Suufi waa dad wanaagsan oo ku dayasho mudan suufi waxaa eh qofkii dunida iyo quruxdeeda ilaahey iyo cibaadadiisa ka doortay una koay ilaahey -

Suufi waa firqo kamida firqooyinka islaamka. Waxaa ay badanaa kasoo horjeedaan fikradda Wahaabiga ah.

Hadaad kuxiratid suufiyaasha Xadrooyinkooda sida dareeqooyinka Qaadariyada, Salixiyada, Axmadiyada iyo kuwa kale waxay kugu xirayaan Jaceelk Rabigeena iyo rasuulkeena (Scw), nuur iyo amni iyo imaan iyo qabuul iyo caafimaadna waad ka heleesa.

Suufiga waxa lagu gartaa Cibaado, Jaceel iyo Nabad uu dadka iyo waxa Alle uu abuuray oo idil uhaayo uuna uduceeyo. Waxaa tawassul aasaasi ka ah Soomaaliy waa tariqada Salixiya.