Jump to content

Masare

Ka Wikipedia

Beesha masare waa beel baladhan oo degta waqooyi bari kenya gaar ahan, wajir, garissa, mandera,khilika shanaad Ethiopia, jabuuti iyo somlailand gaar ahaan gobolka gabilay iyaga oo somaliland kahaya xilal muhiima sida xafiiska imtixaanadka qaran ka iyago kamida xildhibanada golaha degaanka gabilay