Jidwaaq

Ka Wikipedia

Jidqaad waa absame waa beel ka mid ah afarta walaal ee ilma Absame. Gaashaanbuur ahaan, waxaa lagu magac-dheereeya beeshan Habr Maqdi, ama Bah Maqdi ama kaliya Maqdi.

Abtirsi[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Kuwaas oo kala ah, Jidwaaq Absame Ogaadeen Absame, Weyteen Absame iyo Baalcad Absame. Odeyga Absame curadkiisu wuxuu ahaa Jidwaaq. Wiilashiisa waxaa ugu yaraa Ogaadeen. Laakiin sida muuqata waxaa la yaqaanaa oo qabaailka soomaaliyeed ugu caansan Ogaadeen. Dadka badan kood uma laha aqoob durugsan saddexda ilmo Absame oo inta badan waxaa loo qaataa in ayba ka mid yihiin Ogaadeenka. Jidwaaq waxay ahayd qarni dhaweyd boqortooyo ka arrimisa deegaanka Soomaali galbeed ee imika siyaasad ahaan loo yaqaan Dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya. Beesha Jidwaaq waxaa ka dhashay rag iyo dumar sooyaalka soomaalida ku astatsan, Waxaa ka mid ah Garaad Wiilwaal oo sheekooyinkiisa, murtidiisa ay ku qoran yihiin buugaagta suugaanta iyo dhaqanka soomaaliyeed.

Sidoo kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: