Hubeer

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Beesha Hubeer wa qabiil katirsan beelaha D&M ee Soomaliyeed. Waxayna ku abtirsataa beeshu Ali Yahabur Samaale. Beeshu waxa dagan ahan lagu yaqana goboladda laysku yirahdo Koonfur Galbeed Somalia iyo ""Jubaland"" .Beesha Hubeer oo beeraley iyo xoolo dhaqato u badan balse waxaa kale ee beeshu leedahay xirfado kale ee ganacsiyadeed oo ay noloshoodu ku mareyan melkasta oo ay ka degan yihin gudaha dalka Soomaaliya.

Abd Al Muttalib
Abu Tabil
Aqiil
Hiil
Samaale
Yahabur
Ali
Hubeer
Hubeer waxuu u kala baxaa 4 oo kala ah:-
Hayaame
Haraa
Galbiyeed
Huliye
Hayaame oo ah curudka Hubeer waxuu ukala baxaa 2.
  • Sarmaanle
  • Baroole
  • Sarmaale waxuu usii kala baxaa 5 oo kala ah:-
  • Labo aw guriyow (nuuri guri iyo birkaan guri)
  • Sadex gamaas (reer awoow, reer shanle igo reer awle
  • Baroole waxuu usii kala baxaa labo oo kala ah:-
  • Reer macalin iyo Gamaasaraad
Haraa waxuu ukala baxaa 4 oo kala ah:-
  • Garwaale
  • Reer ware
  • Reer aalin
  • Nin koole
Gaalbiyeed waxuu ukala baxaa 3 oo kala ah:-
  • Abdi fale
  • Aliyow birkaan
  • Awriinle
Huliye oo ah yaraanka waxuu ukala baxaa 2 oo kala ah:-
  • Reer xaaji
  • Iyaanle

Reer xaaji waxuu usi kala baxaa:-

  • Reer aw hartiyow
  • Reer aw cumurow

Reer aw hartiyow waxuu usii kala baxaa

  • Beri hartiyow
  • Cabdalla hartiyow oo loo yaqaan (Hareed)

Iyaanle waxuu usi kala baxaa 3 oo kala ah:-

  • Reer culumaad
  • Arin gumeed
  • Hurgume