Biimaal
| Meelaha ay ku badan yihiin | ||||||||||||
|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
| ||||||||||||
| Luqada | ||||||||||||
| Diinta | ||||||||||||
| Dadka ay dhalyo wadagaan | ||||||||||||
|
Isaaq, Gadabuursi, Ciise, Dir iyo qabiilo Soomaali kale |
Bimaal ama Bimale, magaca saxda: Jamaal, (Af Ingiriis : Bimal; Af Carabi: بنو جمال, بنو بيمال) sidoo kale loo yaqaano Beesha Biimaal , Jamal or Beesha Jamal, waa beelweyn ka tirsan qabiilada Soomaalida taasi oo juquraafi ahaan degta deegaano ku yaala Geeska Afrika.[1][2][3]
Hordhac
Biimaal waa beelo ka mid ah beelaha Dir, kuwaasi oo dega koofurta ıyo galbeedka wadanka Soomaaliya. Beesha biimaal waa boqortoyada kalii ee dagaal lagashay talyaniga konfurta soamlia. Beesha Biimaal waxeey degtaa Gobolka Shabeellaha Hoose iyo Gobolada Jubbada Hoose iyo Jubbada Dhexe, ethiopia ( Qoraxeey,nusdariiq, Kabtinur, qabridahar, jarati, doolow emeey) Kenya, Bangal,girifto qoofto, buura, Hoolaa.tanariver Shabeellaha Hoose Magalad Casimada marka,Janaale,Qoryooley,awdheegle,waagadi. mushani.sablaale,Degmad Raaxoole EX.N50 iyo Degmada Baraawe,Buulo Mareer,Galweyne,Ceelwaregoow,Muuri,Lanta Buur,Shalaanbood iyo Gaywaroow.
Dir
Dir magaca saxda ah: Abukar waa beelweyn ka tirsan qabiilada Soomaalida taasi oo juquraafi ahaan degta afar wadan oo ku yaala Geeska Afrika. Beesha Dir waxaa laga helaa dhamaan deegaanada Shanta Soomaaliyeed kuwaasi oo kala ah: Djibouti(ahaan jirtey: French Somaliland(1)), Soomaaliya(ahaan jirtey: British Somaliland(2) iyo Italian Somaliland(3)), wadanka Kenya, Gobolka Waqooyi Bari(4) iyo dalka Itoobiya, deegaanka Soomaali Galbeed, iyo sidoo kale Deegaanada Oromia iyo deegaanka Canfarta(5).[4][5][6][7]
Sidoo kale fiiri
Tixraac
- ↑ Ciisa-Salwe, Cabdisalaam M. (1996-01-01). The collapse of the Somali state: the impact of the colonial legacy (in Ingiriisi). HAAN. p. 19. ISBN 9781874209270.
- ↑ Abdullahi, Mohamed Diriye (2001-01-01). Culture and Customs of Somalia (in Ingiriisi). Greenwood Publishing Group. p. 23. ISBN 9780313313332.
- ↑ PhD, Dr Badal Kariye BA, BSIT, MA, MBA & (2010-07-23). The Kaleidoscopic Lover: The Civil War in the Horn of Africa & My Itinerary for a Peaceful Lover (in Ingiriisi). Author House. p. 83. ISBN 9781452004648.
Twenty year war
{{cite book}}: CS1 maint: multiple names: authors list (link) - ↑ http://dspace-roma3.caspur.it/bitstream/2307/4150/1/Clanship,%20conflict%20and%20refugees_An%20introduction%20to%20Somalis%20in%20the%20Horn%20of%20Africa.pdf Archived Oktoobar 13, 2016 // Wayback Machine CLANSHIP, CONFLICT AND REFUGEES: AN INTRODUCTION TO SOMALIS IN THE HORN OF AFRICA Guido Ambroso Page 6
- ↑ Garre live in Southern Somalia, North Eastern Kenya and Southern Ethiopia. In Southern Somalia, they live in Kofur near Mogadishu and El Wak District in Gedo Province. In Ethiopia, they live in Moyale, Hudet and Woreda of Liban zone. In Kenya, the Garre inhabit Wajir North and Moyale. UNDP paper http://www.undp.org/content/dam/kenya/docs/Amani%20Papers/AP_Volume1_n2_May2010.pdf Archived May 17, 2018 // Wayback Machine
- ↑ Hayward, R. J.; Lewis, I. M. (2005-08-17). Voice and Power (in Ingiriisi). Routledge. p. 242. ISBN 9781135751753.
- ↑ The Quranyo section of the Garre claim descent from Dirr, who are born of the Irrir Samal. UNDP Paper in Keyna http://www.undp.org/content/dam/kenya/docs/Amani%20Papers/AP_Volume1_n2_May2010.pdf Archived May 17, 2018 // Wayback Machine
| Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |
