Janaale
Appearance
Janale Genale | |
|---|---|
Magaalo | |
| Coordinates: 1°48′N 44°42′E / 1.800°N 44.700°E | |
| Wadanka | |
| Gobolka | Shabeellaha Hoose |
| Xakamaynta | |
| Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Janale (Soomaali: Janaale , Carabi: جانالة , Talyaani: Genaale ) waa magaalo beeralay ah oo ku taal Koonfur-bari ee gobolka Shabeellaha Hoose (Shabeelaha Hoose) ee Soomaaliya.
Allaha u naxariistee Madaxweynihii ugu horeeyay ee Soomaaliya Aadan Cabdulle Cismaan Daar (Aadan Cadde) ayaa beer ku lahaa magaalada. Hadda, al-Shabaab ayaa magaalada ka maamula jidgooyo sharci darro ah. Waxay gacanta ku hayeen tan iyo horraantii 2024.
Xusuusin
[wax ka badal | wax ka badal xogta]"Aadan A. Osman, 99; madaxweynihii ugu horeeyey ee Soomaaliya xorta ah"
Al-Shabaab oo meel fagaare ah ku toogatay dad ay ku eedeeyeen inay basaas ahaayeen
"Ciidanka Soomaaliya ayaa 7 horjooge oo ka tirsan Al-Shabaab ku dilay gobolka Shabeellaha Hoose"