Jump to content

Maxamed Abokor

Ka Wikipedia

Cali Naaleeye waa beel oo kamida beelweynta Ugaadhyahan Siyaad. Waa beel baladhan oo 4 gobol Khaatumo ka degta; Sanaag, Nugaal, Sool iyo Xaysimo. Beeshu waxa oo kale ay degtaa Ethiopia (DDS) iyo Kenya (Isiolo, Tana River). Cali Naaleeye wuxuu soohdin la leeyahay Jibriil Naaleeye (US) dhinaca waqooyi-bari, [[reer darawiish ta kale |Jaamac Siyaad dhinaca bariga iyo bari-konfuur, Ogaadeen dhinaca koonfur, iyo Garxajis iyo Habar Jeclo dhinaca galbeedka.

Siday Beeshu U Kala Baxdo

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

■Cali Naaleeye

●Bah riighaye

  • Maxammed Cali
  • Samatar Cali
  • Faarax Cali

● Bihi Darays

  • Yuusuf Cali
  • Axmed cali
  • Nuux Cali

● Bihina Caraale

  • Guuleed Cali
  • Cabdi cali
  • Gahayr Cali

● Bihina Samatar

  • Faysal Cali
  • Yoonis Cali
  • Maxammed Cali

● Bah Cabdalle

  • Nuur Cali
  • Maxamuud Cali
  • Warsame Cali