Tuni

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Tuni waa Beel ka mid ah beel weynta Digil iyo Mirifle.Beeshaan waxey degtaa laga soo bilaabo Gobolada kala ah Banaadir, Shabeellaha Hoose, Jubbada Dhexe iyo Jubbada Hoose. Golweyn ilaa goobweyn Tuni waa Beel ka mid ah beel weynta Digil iyo Mirifle.Beeshaan waxa ay degtaa laga soo bilaabo Gobolada kala ah Banaadir, Shabeellaha Hoose, Jubbada Dhexe iyo Jubbada Hoose. Tunidu waxa ay u kala Baxdaa shan Beel oo waa weyn oo kala ah sida soo socota:-


1)WARIILE, Wariiluhu wuxuu u kalabaxaa afar laf oo kala ah Reer afruur,Gaafle, Wariilemadoobe, Reeryare,

2,GOOYGAAL; Gooygaalku wuxuu u kalabaxaa afar laf oo kala yihiin sida tan. Reerdooyle, Reerxamar, Mataangale, iyo Reer bilaal


3,DAAQTIRE; Daaqtirada iyadana waxa ay u qeybsantaa sidoo kale lex lafood oo kala ah. Reer cusmaan, Reer sugge iyo dhafarree waraansile Bedale iyo badalame


4)DACFARAAD; Dacfaraadu iyadana sidookale waxa ay u kalabaxdaa afar lafood oo kala ah sida tan.

 1- irweere   2- bakoole 3-rer geese 4-mudun 

5)Xajuube, Xajuubuhuna isagana wuxuu u kala qeybsamaa afar lafood oo kala ah dida tan Reer nageeye, Huure, Maaboqole, Dengale. Sidoo kale waxey qeyb ka muhiim ah ka ahaayeen xurnimadii somaaliya raga waxaa ka mid ahaa maxamed cusmaan baarbe iyo c/qaadir sh. Sakhaaudiin