Jump to content

Carab Saalax

Ka Wikipedia

Beesha Meheri (Carab Saalax)

Beesha Meheri, sidoo kale loo yaqaan Carab Saalax, waa beel Soomaaliyeed oo leh taariikh fac weyn oo ku saleysan ganacsi, halganka gumeysi-diidka, iyo xiriirka istiraatiijiga ah ee gobolka Geeska Afrika. Beesha Meheri waxay ka mid tahay beelaha lagu yaqaan nabadda, deris-wanaagga, iyo wada noolaanshaha beelaha kale ee Soomaaliyeed.

Deegaan

Beesha Meheri waxay si weyn ugu fidsan tahay dhammaan maamul-goboleedyada Puntland, waxayna sidoo kale dagaan qaybo ka mid ah Galmudug, Jubbaland, iyo gobolka Soomaalida ee Itoobiya (Kilinka Shanaad). Meherigu waxay sidoo kale taariikh ahaan ugu sugnaayeen xeebaha koonfureed ee Soomaaliya iyo magaalooyinka muhiimka ah ee Bariga Afrika sida Lamu, Mombasa, iyo Zanzibar.

Dhaqan Dhaqaale

Meheri waa beel si qoto dheer ugu xidhan ganacsiga, gaar ahaan xiriirka ganacsi ee u dhexeeya Soomaaliya, Wadamada Carabta, Bariga iyo Bartamaha Afrika. Taariikh ahaan, beesha Meheri waxay qayb wayn ka qaadatay ganacsiga xoolaha,dharka, hubka iyo badeecooyinka kale ee lagu kala beddelan jiray badda Cas iyo Badweynta Hindiya. Beesha sidoo kale waxay si weyn ugu caan baxday dhaqashada xoolaha sida geela, ariga, lo’da, iyo fardaha.

Diin iyo Dhaqan

Beesha Meheri waa beel lagu yaqaan dhowrsanaanta diinta Islaamka, xurmeynta deriska, iyo ilaalinta nabadda. Waxa si gaar ah loogu amaanaa doorkooda bulshada dhexdeeda iyo daryeelka ay u muujiyaan dadka ay la daggan yihiin.

Doorkii Taariikhiga ahaa ee Fatuuxul Xabasha. Besha mehri o caan ku ahayd ba waligeed fatuuxaadka iyo hogaanka dagaalada islamka horayna uso furtay masar shaam ila andalus.

Ereyada dhaxalka galay ee islaamku xuso waxa ka mid aha furashadi ay furten masar aya cumar bin caas RdC oo aha amiirka ciidamada aya yiri (beesha mehri waa dad wax dila aan la dilin).(أما مهرة فقوم يقتلون ولا يقتلون) sido kale waxa jira ereyo badan oo khulafaa u raashidiin ay dhaheen sida abubakaru sadiiq RDC.

Aan uso laabano East africa Beesha Meheri ayaa door muhiim ah ka ciyaartay dagaalkii taariikhiga ahaa ee lagu magacaabo Fatuuxul Xabasha (Futux Al-Habasha), oo dhacay qarnigii 16aad, xilligaas oo Muslimiinta Geeska Afrika ay dagaal adag la galeen boqortooyadii Nasaarada ee Xabashida (Abyssinia) iyo quwadihii reer Yurub ee faragelinta ku hayay gobolka, sida Bortaqiiska (Portuguese).

Sida laga xusay buugga taariikhiga ah "Futuh al-Habasha" ee uu qoray Shihab al-Din Ahmad bin Abd al-Qadir (Cabdulqaadir), beesha Meheri waxay ahayd mid ka mid ah beelihii ugu horeeyay ee ka qayb qaatay dagaalka sido kale na garabka madaafiicda waxay ahayeen dadka kaliya ee dagaalkas hub culus iyo madaafiic soo galiyay Bariga Afrika. Hubkan waxaa si toos ah lagula dagaalamay boqortooyadii Xabashida iyo ciidamada Bortaqiiska.

Dagaalyahannada Meheri waxay hoggaan milatari ka ahaayeen qeybaha muhiimka ah ee ciidamada Muslimiinta, waxaana ka mid ahaa labada hogaamiye ee caan baxay:

Ahmed Sulaiman Al-Mehri

Sacid bin Sacban Al-Mehri

Labadaasi hogaamiye waxay hormuud u ahaayeen ciidamada madaafiicda, kuwaasoo door weyn ka qaatay guulo militari oo muhiim ah.

Weerarkii Koonfurta Soomaaliya iyo Xorayntii Swahili

Dagaalladaas la xiriira, isla qarnigii 16aad, waxaa jiray weerar ay Bortaqiisku ku qaadeen koonfurta Soomaaliya. Si looga hortago faragelintaas, warqad codsi ah ayaa loo diray Sultan Saif bin Yacrub, taas oo keentay in la soo diro hogaamiye ciidan oo lagu magacaabo Saalim al-Sarimi, oo sidoo kale loo yaqaan Mohamed bin Mascud al-Saarimi bin Riyaam al-Mehri. Hogaamiyahan ayaa watay ciidan aad u tiro badan, wuxuuna ka xoreeyay Bortaqiiska inta u dhaxaysa xeebaha hoose ee Soomaaliya ilaa Zinzibaar, isagoo difaacay xarumaha muhiimka ah ee Muslimiinta xeebaha Bariga Afrika.

Shakhsiyaad Caan ah

Beesha Meheri waxa ay dhashay dad caan ah oo magac iyo maamuus ku leh geyiga Soomaaliyeed, kuwaas oo isugu jira:

Saraakiil ciidan

Aqoonyahano

Culumaa’udiin

Ganacsato

Abwaano

Xubno la soo shaqeeyay iyo kuwa ka mid ahaaba ururkii SYL

Shaqsiyaad door muuqda ka qaatay horumarka bulshada Soomaaliyeed

Qaybaha Beesha Meheri

Beesha Meheri waxay u kala baxdaa qaybaheda dagan somalia

1. Bin Nimar 2. Bin Jidxi 3. Bin Cafraar 4. Bin Maxaamid 5. Bin Saahil 6. Bin Mashowle 7.Bin riyam


=== MADAXDA DHAQANKA ==='

- Suldaan C/qaadir Faarax shabeel

- Suldaan Xasan Suldaan Carabduur

- Nabadoon Faarax Cabdalle Mareykaanle

- Nabadoon Raage Maxamuud Cali rooble

- Nabadoon Muuse Saciid (Muuse Tiribo)

- Nabadoon Yaasiin cali farax

- Nabadoon Cabdiweli diiriye xassan dafar

- Nabadoon Muuse Ahmed Cali Ciid

- Nabadoon Ciise Macalin Daahir

- Nabadoon Jaamac Cabdi Barre

- Nabadoon Maxamuud Casayr Sanweene

- Caaqil Yaasiin Mohamuud Ahmed

- Nabadoon Mahad Yuusuf gacmo gaab

- Nabadoon Ciise Faarax Geele

- Siyasiyiin iyo Madax xilal soo qabtay:

- Xaliimo Maxamed Yusuf (Xaliimo Godane) Member of The Somali Youth League (SYL), xubin ka mida ururkii xornima doonka SYL, 1967 waxay u wareegtay xisbiga Workers' Socialist Party, 1974 ayaa Madaxwayne Maxamed Siyaad Barre gudoonsiiyay abaalmarinta shaqsiyaad wax ku ool Soomaliyeed ee SYL kana mid ahayd gabdhahii ugu firfircoona ee tariikhda Soomaliya ku xusan.

- Ganaral Cabdalle Faadil: Xubin kamid ah Gollaha Sare ee dalka Soomaaliya Maamulayay sandadii 1969-1990

- Ahmed Mohamed Hundub (Axmed bidde) xildhibaan 2000, Wasiir ku xigeen wasaaradda caafimaadka Soomaaliya iyo wasiirka wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya

- Gen. Abdulaahi Ali Omar (Ina libaax san ka taabte) –former Chief of General Staff of the Somalia Defence Forces. Hogaamiyihii hore ee ciidamada Xooga Dalka Soomaliya xiligii uu Madaxwaynaha dalka ka ahaa Cabdulaahi Yuusuf.

- Yusuf Cigaal: Gudomiye kuxigenki barlamanka somaliya 1962.

- Mawliid Xasan Faarax -former Chief of General Staff of the Somalia's Marine Forces, Taliyihii guud ee Cidamada Mariiniska Bada ee dawlada Soomaliya bur burkii ka hor.

- Maryam Cabdi Xuseen, Xildhibanadii ugu horaysay ee soomali, Muslim na ah xijaaban oo ka midnoqotay barlamaanka wadanka Norway waxaa la doortay 2019, waxayna ka midtahay xisbiga SV .

- Saaqo Adan Gaas: xildhibaanad dawladda fedraalka Soomaliya 2013-2016

- Garsoore Cabdulqaadir Gaas Muuse - Garsoore Maxkamada Dowlada Somaliyeed 1980, ahaana Gudomiyihii SSDF ee Qardho, Xisabiyihii guud ee dekada Bosaso

- Xildhibaan Cabdiraxmaan Axmed Xaaji Koodhaa member of parliament of puntland 2009-2011.

- Xildhibaan Mohamed Abdikaafi Mohamed member of parliament of somalia 2017 - ilaa hadda (2021)

- C/rixmaan Shiinle Axmed - xubin ka mid ahayd ururkii xoraynta Soomaliya ee loo yaqaanay SYL (lashaqeeyay 13kii xubnood ee ururku kubilaabmay).

- Xuseen Ciid - Duqii degmada Galkacayo dawladii Soomaliya bur burkii ka hor.

- Cali Xareed - wasiir hore Wasaarada Caafimaad DFS sidoo kale soo noqday Wasiirka Wasaarada dalxiiska iyo duurjoogta DFS.

- Said Husein Eid - Former minister of livestock and plants Somalia (2013-2016), wasiirkii hore ee Wasaarda Xanaanada xoolaha iyo Daaqa Soomaliya 2013-2016.

- Ali Faisal , Former vice minister of finance Somalia (2009–2012), Somalia, Wasiir kuxigeenka hore wasaarada maaliyada Dawlada Soomaliya (2009–2012).

- Daahir Faarax Dheere - duqii hore ee degmada Bossaaso 1980 yadii.

- Maxamed Xaaji Siciid - Mayor dagmmada Qardho.

- Faysal Warsame - former Somali Member of Parliament (MP), xildhibaan hore ee Dawlada fedral ka somlia ahaan guddoomiyaha guddiga Arimah bulshada, lagu dilay qarax lagu beegsaday asagoo dhex jooga Villa Somalia.

- Sacdiyo Yassin Xaaji Samatar - Xildhibaanad Soomaliyeed (MP) 2017-2026, Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee baarlamaanka 2022-2026.

- Sacid Xuseen ciid - wasiirka Beeraha ahaana xildhiban baarlamaanka soomaliya 2017-2022 Wakhtigii Madaxwayme Farmaajo. Ahaana shanta qof ee madaxwayna aadjka ugu dhowaa.

- Faisal Husein Eid - former minister of health Galmudug State of Somalia ,wasiirka hore ee Wasaarada Cafimaad ka Dawlada Goboleed ka Galmudug.

- Xasan Xaashi Warsame - former Ministry of Public Works and Transport Galmudug State of Somalia and vice mister, minister of Posts and Communications,Wasiir hore Hawlaha Guud Iyo Gadiidka Galmudug , ahna hada Wasiir ku xigeenka Wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta Dawlada Goboleed ka Galmudug.

- Qays Cali Dhurwa - former minister of internal affairs Puntland State of Somalia, Wasiir hore Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dawlada hoose Dawlad Goboleed ka Puntland.

- Mohamud Isse Haji - Poet, Writer , abwaan, qoraa iyo halabuur Soomaaliyeed, ahaana Wasiir ku xigeenki hore ee degaanka iyo dalxiiska Dawlad goboleed ka Puntland.

- Cabdi Maxamed Dhafuuje - Captain and pilot of one of the Somali Airlines 1970- 1989

- Gen. Maxamed Axmed Jaamac (Shaalle) Taliye xoog ee dalka, ka hawl galay Sool ilaa lawyo cado dawladii Soomaliya, MadaxwaneSiyaadbarena aad ugu dhowaa, sidoo kale ahaa amaan duulahii ciidanka xooga dalka ee fadhigoodu ahaa xuduuda Jabuuti la wadaagto Itoobiya 1977, waxa uu bilad ku qaatay dagaalkii 1977. Mundane Shaale waxa kaloo uu ahaa musharax madaxwayne dowlad gobleedka Puntland 2018. Fanaanada Kiin Jaamac yare ayaa u qaaday heeskiisii ololaha musharaxnimo.

- Gen. Maxamed Cali Mirre waxa uu taliye ciidan ka ahaa gobolada Waqooyi ee dalka Soomaliya dawladii Madaxwayne Siyaad Barre.

- Col. Duuliye Cabdulqaadir Maxamed Dhafuuje, duuliye MIIG 21, kana mida ahaa duuliyasha xooga dalka soomaliya, kudhaawacmay mar.

- Yusuf Cigaal - gudoomiyahii hore ee gobolka Bari xiligii dawladii Soomaliya.

- General Axmed Arab - Former Vice minister of defense Somalia Wasiir kuxigeenki hore ee Wasaarada Gashaan dhiga Dawlada Fedralka Soomaliya Soomaliya ee Madaxwayne Abdirashiid Ali Sharmarke.

- Col. Saciid Cabdi Barre - taliyahii saad ka ee Cidamada Dawlada Soomaliya xiligii Madaxwayne Abdirashid Ali Sharmake. .

- Kornayl C/xukum Xoreeye - Taliyahii ciidanka isku dhafka Galkacayo Xiligii Mdaxwayne Siyad Bare

.- Iyo Siyasiyiin iyo Madax kale oo badan aan halkan lagu soo koobikarin.

  • Gen. Cabdulaahi Cali Cumar ( ina libaax san ka taabte) taliyihii hore ee ciidanka xoogga dalka Soomaliya 10, Feb.1977-1991.
  • Col.Noraarni cali dirir o ahaa taba barhii ciidka dalka, ahna hada oo 2025. Wuxuu ciidanka dalka usoo shaqeeyay laga bilaabo xukuumadii Shiikh Shariif, Madaxwayne Xassan Sheekh, Madaxwayne Farmaajo, hadana wali u shaqwwya ciidanka xooga wadanka xiligaan xukuumada Madax wayne Xassas Sheekh (2022-2026).
  • Gen. Maxamed Cali Mirre waxa uu ahaa taliyahii gobolada Waqooyi ee dawladda Soomaliya xiligii Madaxwayne Maxamed Siyad Barre. Waxa uu kadagaalamay, qayb wayna ka qaatay dagaalki u dhaxeeyay soomali iyo Itoobiya 1977.
  • Gen. Maxamed Axmed Jaamac (Shaalle) Taliyihii xoogta dalka ee xakumay Sool ilaa lawyocado dawladii Soomaliya sidoo kale ahaa amaan duulahii ciidanka xooga dalka ee fadhigoodu ahaa xuduuda Jabuuti la wadaagto Itoobiya 1977, waxa uu bilad ku qaatay dagaalkii 1977. Gen. Shaale wuxuu kaloo noqday musharax madaxwayne una Ordway dawlad goboleedka Puntland sanadkii 2019.
  • Col. Duuliye sare Cabdulqaadir Dhafuuje, duuliye MIIG 21, kana mida ahaa duuliyasha ciidanka cirka xooga dalka soomaliya .
  • General Axmed Arab - Former Vice minister of defense Somalia  Wasiir kuxigeenki hore ee Wasaarada Gashaan dhiga Dawlada Fedralka Soomaliya Soomaliya.
  • Col duuliye sare Cabdi Maxamed Dhafuuje- duuliye Shabeelay Ciidanka Cirka Xoogga Dalka Soomaaliya
  • Col, Engineer Faara Xasan faarax 'Wajixun' - Ciidanka Cirka ee xoogga dalka soomaaliya
  • Col. Cabdulaahi Xuseen Ciid .
  • Col. Cabdikaafi Cumar Nuur
  • Gen. Mawliid Xassan Faarax, taliyihii hore ee cidanka Mariinayska Dawlada Soomaliya.
  • Col, Engineer Siciid Maxamed Dhafuuje - ka tirsanaa ciidamada xoogga dalka soomaaliya
  • Col. C/xukum Ganbool, Taliyii hore ee cidamada xooga dalka Soomaliya ee gobolka Mudug.
  • Col. Saciid Cabdi Barre cawad, taliyahii hore ee saad-ka Cidamada xooga dalka Soomaliya .
  • Col. Cabdirisaaq Faarax Wayrax- Booliska Soomaaliya
  • Col Maxamed Aadan Aadan Gaas
  • Najib cali Cadceed Lataliyaha Ciidanka xooga dalka Odowaa Yuusuf raage 2019
  • Col.Mohamuud Ali Eid Xubin kamid ah Sirdoonkii Soomaaliya.
  • Col. Cabdulrashid Gaas Muuse, Ciidanka dawlad goboleedka Puntland ee Sooaliya .
  • Col Xasan Barre ali Talyaha ciidamada xogadalka somaliya

Hal abuuro iyo Abwaniin

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  • Khaame Warsame Cawl , abwaan, gabyaa yo halabuure Soomaaliyeed.
  • Maxamuud Ciise Xaaji, qoraa, abwaan, gabyaa iyo halabuure Soomaliyeed.
  • Dahir Maxamed - abwaan, gabyaa iyo hal abuure
  • Caasha Faarax Weyrax - abwaanad ka tirsanayd gobonimadoonkii Soomaaliya lana guddoonsiiyey billad qalin ah 1978kii
  • Faadumo ismaciil Awfaarax waxay ahayd gabadhii number one ka gashay tartan ka mid ah tartanoi hal abur ah ee laqabta xiligii Madaxwayne Siyaad Bare.
  • Mohamed Yasin Ahmed cali ciid - Qoraa ahna hal abuure sigaara Looga yaqaan Gobolka Nugaal.

Aqoonyahano iyo Ganacsayaasha

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  • Dr. Mohamud (Shaywaal) - dhakhtar ugu horayay oo somali ah oo ku takha khusa cudurada sanka iyo cunaha iyo dawayntooda.
  • Dr. Mahdi Cali Yusuf - dhakhtar ku takhakhusay kabidda lafaha iyo dawayntooda, ahna macalin wax ka dhiga Jaamacadda badan oo Soomaliya ka mida sida Jaamacada Bariga Afrika, Jaamacadda Muqdisho, Machad ka Caafimaad ka soona saaray arday badan oo Soomaliyeed oo qaybi hada tahay dhakhatiir.
  • Dr. Abdukadir Yasin Ali Farah - waxaa uu ka mid ahaa dhakhtiirtii CXDS ee Ruushka waxaan uu haystay darajada Kabtan CXDS inta uu san ku biirin jabhadii SSDF.
  • Dr. Cismaan seed ilmi pHD ku takhasusy aqoonta beeraha iyo isbadalka cimilada ahaana madaxdii ugu sareya IGD, 2023-2026 Ah mid kamid ah lataliyayaasha dhaqaalaha ee madaxweyn Dani.
  • Dr. Saciid Xaashi Warsame - aqoonyahan Shirarki Soomalida dawlad loogu samaynayay qayb libaaxle ka qaatay.
  • Prof. Cali Faysal Dirir Faarax - macallin jaamicadaha Puntland State University iyo East Africa University ee Garoowe.
  • Mohamed Yasin Ahmed Cali Ciid - Qoraa soomaaliYeed sigaara looga Yaqaan Gobolada Puntaland.
  • Faarax cabdi mataan - Ganacsadeh dalka Lagayaqanay buburkii kahor Allaha unaxariisto Import & Export ka ganacsan jiray.
  • Husein Jamac - ganacsadeh ka nacsan jiray shidaalka laga keeno dadka dibadiisa.
  • Yuusuf Hasan Mohamud - ganacsadeh weyn dibada iyo dalka Lagayaqaney Allaha unaxariisto, Wuxuu Kiraysan jiray Doon alaabo wadanka usoo dhoofin jirtay.
  • Reer Caliboss - Reer Gaalkacyo ganacsato laga yaqaan oo tukaamo lahayd ilaa iyo hadana leh.
  • Engineer Maxamed Xasan Ciid oo ka mid ahaa Engineer xooga korontada Soomaliya kasoo shaqeeyay.
  • Engineer Nuux Xasan Faarax - Shaqsi ku xeel dheer engineer ka korontada kana soo shaqeeyay compnay yo electricity sameeya wadanka meelo kala duwan kashaqeeya. Sidoo kale waxa uu ahaa ganacsade iyo Wasiir hore oo u soo shaqeeyay Dawlad goboleed ka Puntland.
  • Dr. Mohamoud Ali Saeed(Gumbe) Former Director DIAKONIA Garowe, Puntland Somalia. Soo maamulay hay'ad samafal oo garoowe ka hawl gali jirtay from 2000-2010.
  • Dr. Maxamed Ganbool - dhakhtar ka mida dhakhtaradii cafimaadka iyo qaliinka ee ugu cansanaa wadanka Soomaliya kana soo shaqeeyay wadamo badan oo Africa kuyaal sida Kenya.
  • Xaaji Yusuf Cigaal - wuxuu ahaa ganacsade wayn ee gayiga Soomaliya laga yaqaanay laga soo bilaabo 1960 ilaa iyo 2000. Wuxuu ka ganacsan jiray shidaalka.

=== Ciyaaryahano ===

  • Maxamed Adam Jibril (Elvis) xiddigi kooxda naadiga WAGAD (FIAT) iyo xulka Qaranka Somalia.
  • Cabdi Adam Jibril (Abdi Yare) xiddiga ka ciyaaray gobolka Banaadir soona noqday naadiga FIAT.
  • Xidiga Xasan Cafiif oo xulka kubada cagta dalka soomaliya u dheelijiray dawladii uu madaxwyamaha ka ahaa Md.Maxamed Siyaas Barre
  • Akram Cafiif oo xulka kubada Cagta Qadar hada u dheela 2022
  • Saciid Ducaale - xidig u dheeli jiray naadiga Horseed Karin waxaa uu u dheeli jiray xulka qaranka Soomaliya.
  • Maxamed Warsame - laacib xulka kubada cagta Soomaliya xiligii madaxwayne Siyaad Barre.
  • Samiir Axmed Nuur, lacib ahna kabtankii xulka kubada cagta Puntland 2009-2015.

https://islamic-content.com/person/12578 Archived Diseembar 31, 2022 // Wayback Machine

https://m.marefa.org/%D8%A7%D9%84%D9%85%D9%87%D8%B1%D8%A9_(%D8%B4%D8%B9%D8%A8)