Qabiilada Soomaalida

Ka Wikipedia
Khariiradda beesha darawiish

Qabiilada Soomaali,ugu waaweyn waa labo jareer iyo jileec Kuwa yar-yarna waa jiraan. Sida kuwa waayadaan dambe. Waxaa jira qabiilo oo naaneys lagu bixiyo, tusaale ahaan, Digil & Mirifle waxaa lagu magac daraa Rahanweyn, iyo reer darawiish waxaa lagu magac daraa beelaha Ciid-Nugaal, ama Si'iid Harti ama reer darawiish.