Ceeryaan

Ka Wikipedia

Degmada ceeryan waxay ku taala koonfurta bari ee magalada ceerigaabo waa dhul buuraley ah waxa ku yaala toga dheer ee kasoo rogmada buuraha daalo, ceeryaan waxa dega habarjeclo, muuse abokor, biciide, gaar ahan beesha Basan buur,

Ceeryaan

Eryan

عيريان
Magaalo
Lua error in Module:Location_map at line 414: No value was provided for longitude.
CountryFile:Flag of somalia.svg Somaliland
DeegaankaSanaag
Degmoceeryaan
*yusuf muse ismacil(bahsanbur)
  • aadan ducale geled(bahsanbur)
  • ayaanle maxamed faarax(bahsanbur)
  • yusuf maxamud ismacil(bahsanbur)
  • geled maxamud ismacil(bahsanbur)
1981
Dowlada
 • Duqa-magaaladaxasan xusen toor(bah-sanbur)
Joogga
370 m (1,210 ft)
Tirada dadka
 • Dhammaan4,390
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)
Furaha+252 63
CimiloBWh

Ceeryaan waxay ku haboon tahay dhul daasimeedka xoolaha iyo geela sido kale waxay ku haboontahay beeraha madama dhul togag kusoo rogmanayan uu yahay.... Waxa kasoo jeeda dad sharaf ku dhex lahaa Biciide iyo somaliland ba waxana kasoo baxay abwaano iyo fananin caan ka ahaa gobolka sanaag

Gobanimada reer ceeryaan

Waxa sanadki 2018 ka dhacay dil fool xuma iyo lagu agoomeyay in ka badan 30 caruur oo ay dhalen laba nin oo walalo ahaa oo u dhashay deganka ceeryan oo la dilay iyado lagu soo weeraray iyago salaad ku tukanaya masjidka magalada, dhacdadas foosha xun waxay kuso beegantay xalinti dagaladi degaanka ceelafweyn oo ay gacan uun ku hayeen ergooyin ka yimid galbedka somaliland. Si aanay xeedho iyo fandhaal ukala dhicin beeshi degaan ceeryan ee werarka laguso qaday wax talaba may qadin si aany u niyad jabin dad reer somaliland , taa bedelkeda dadki waararka kuso qaday magalada, waxay raali galin iyo garowshiyoba ka bixiyen gobanimada, dadkas reer ceeryaan, ee walalahood ah Cite error: Closing </ref> missing for <ref> tag