Habar Jeclo
(Waxaa laga soo toosiyay Habar jeclo)
Taariikh[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Habar jeclo waa beesha ugu badan tiro iyo hub ahaan
Jirrida reerka ama abtisiinta[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Habar Jeclo
1. Muuse Sheek isxaaq (Haber jeclo)
maxamad abokor Adan Mohamed Yesif Mohamed Nuh Mohamed Musa Abokor Uduruhmiin Muse Idris Muse Abdirahman Muse Samane Abokor
Cabdale samane Yuusuf samane
kooxo[wax ka badal | wax ka badal xogta]
- National United Front , oo ah urur siyaasadeed oo u badnaa Habar Jeclo dabayaaqadii 1950-aadkii
- Dharbash , oo dhexdhexaad ka ahaa darsinka maamulka Daraawiishta, wuxuu ahaa saddex meelood meel Habar Jeclo, inta soo hadhayna waxaa ahaa Baharsame.
==Dadka caanka==Axmed maxamuud siiraanyo oo ahaa madax waynihii hare ee dalka