Buurdhuxunle

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Degmada Buurdhuxunle Bakool Somalia Buurdhuxunle waa degmo kamid ah degmoyinka gobolka bakool waxaana daga beesha hadame oo degta gobolada baay iyo bakool waana magaalo ganacsiyeed oo aad u mashquul badan ganacsatada ugu caansan waxaa kamid ah cabdi sheekh maxamed nuur iyo cabdi raxmaan aadan [weedow] Waxay Caan Kutahay Ganacsiga iyo Barashada Diinta islaamka Buurdhuxunle Waxay leedahay Afr Xaafadoo Waa Weyn iyo Ceelal biyaha laga Cabo DADKA CAANKA AH KASOOJEEDA DAHGMADA BUURDHUXUNLE (Uunow iyo Maadker Shameer) Labadan Qof Waxay Ahaayen Geesiyaashii {RRA} Wariye Xabwaas Waa Agaasimaha Radio Madhaayto Mohamed ildaad Waa Kuxigeenka Agaasimaha Radio Madhaayto Aqoonyahnada Waxaa Kamid ah Sh.Yacquub Sheikh Maxamed Dr Usmaan Eg:Zakariye Nur leelane Waxaa jira Dhalinyaro Badan oo Waxsoobarten Qaarna Ganacsiga Kujira Degmada Buurdhuxunle waxey Dhacdaa Xuduud Gobalka Bakool Oo laleeyahay Gobalka Gedo Ee koon Furta Soomaaliyeed

Buurdhuxunle Waa xaruunta ganacsiga gobalka Bakool Somalia