Ciise

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Nabi Ciise)
Nebi Ciise
Nebi Reer banii Israaiil loo diray.

Nebi Ciise waa nebi loo diray reer banii Israaiil, sidoo kalena lagu xusay Magac ahaan Kitaabka Qur'aanka kariimka, wuxuuna la mid yahay 25ka nebi uu Allah ku sheegay Qur'aanka magacooda, Hooyadiis waxaa la dhihi jiray Maryama Bintu Cimraan, Suurada 19aad ee Qur'aanka Kariimka waxaa lagu magacaabaa Suuratu Maryama, Maryama bint cimraan qoyskooda waxaa lagu magacaaba Aala Cimraan oo asal ahaantooda ah Reer Banii Israaiil oo ku Abtirsada Nebi Yacquub oo Alle ugu yeeri jiray magaca Israaiil.

Nabiyada iyo Rususha Quraanka Lagu Sheegay.[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Nebiyada Allah S.W.T ku sheegay kitaabka Quraanka kariimka ah ee lagu soo dejiayay Nebi Muxamed waa 25 Nabi oo kala ah:

Nabiyada iyo Rususha Ku Xusan Quraanka
(الأنبیاء والرسل في القرآن)
Nebi Aadam
Nebi Al-yasac
Nebi Ayuub
Nebi Ciise
Nebi Dulkifli
Nebi Daa'uud
Nebi Haaruun
Nebi Huud
Nebi Ibraahiim
Nebi Idriis
Nebi Ilyaas
Nebi Ismaaciil
Nebi Isxaaq
Nebi Luud
Nebi Muuse
Nebi Muxamed
Nebi Nuux
Nebi Saalax
Nabi Shuceyb
Nebi Sulaymaan
Nebi Yaxye
Nebi Yacquub
Nabi Yuusuf
Nebi Yuunus
Nebi Ciise
Nebi Zakariye