Golahi Sare Kacaanka Soomaaliya
Appearance
Qeyb ka mid ah silsilada |
|---|
| Taariikhda Soomaaliya |
|
|
Gollaha Sare ee Kacaanka (Af Ingiriis : Supreme Revolutionary Council, Af Carabi : لاسعانود) wuxuu ahaa golle maamul dowladeed ka talin jirey wadanka Soomaaliya wakhtiyadii u dhaxaysay 1969 ilaa 1976.
Xubnaha
Hoos waxaa ku xusan liiska xubnihii Golahi Sare Kacaanka Soomaaliya February 1970:
| Hogaamiye |
|---|
| Maj.-Gen. Maxamed Siyaad Barre |
| Ku xigeenka |
| Maj.-Gen. Muhammad Ainanshe |
| Maj .-Gen. Jamac Cali Korshel |
| Xubno |
| Lt.-Col. Salaad Gabeyre Kediye |
| Lt.-Col. Muhammad Ali Samatar |
| Brig.-Gen. Hussein Kulmiye Afrah |
| Lt.-Col. Ahmed Mohamoud Ade |
| Lt.-Col. Abdullah Mohamed Fadil |
| Lt.-Col. Ali Matan Hashi |
| Capt. Ahmed Hassan Musa |
| Maj. Muhammad Sh. Osman |
| Maj. Ismail Ali Abucar |
| Maj. Muhammad Ali Shirreh |
| Maj. Ahmed Suleiman Abdulle |
| Maj. Mohamoud Ghelle Yusuf |
| Maj. Farah Wais Dulleh |
| Capt. Musa Rabille Goede |
| Capt. Ahmed Muhammad Farah |
| Capt. Muhammad Omer Ges |
| Capt. Osman Mohamed Jelle |
| Capt. Abdi Warsama Isaak |
| Capt. Abdirazak Mahamud Abubakar |
| Capt. Abdulkadir Haji Muhamad |